Sign in to follow this  
Koora-Tuunshe

Warkii ugu dambeeyey Galgala, Boosaaso, Muqdisho, Gaalkacyo...ee Somali Public Radio

Recommended Posts

Wararka ugu doorka roon ee caawa ayaa waxaa ka mid ah:

• Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland mudane C/raxmaan Faroole oo sheegay Qatar kasoo socota deegaanka galbeedka Bari.

• Nabadoon ka mid ah nabadoonada Haylan iyo Galbeedka Bari oo ka Hadley baaq ay u direen dowlada Puntland iyo madaxweyne Faroole.

• Howgalo ka socda magaalada Boosooso oo lagu uruurinayo dadka kasoo jeeda koonfurta SOomaaliya oo jirsadey maalintii sedexaad.

• Israsaaseyn oo uu askari ku dhaawacmey oo ka dhacdey magaalada Boosaaso.

• Maamulka Galmudug oo sheegay iney soo dhaweynayaan dadka lasoo musaafuriyey magaalada boosaaso.

• Qarax ay ku dhinteen askar ka tirsan ciidamada Dowlada federaalka oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

• Askar taba bar loogu soo gabagabeeyey iskuul bolisiya ee magaalada Muqdisho.

• Dowlada mareykan oo taageeri doonta howl galada Amisom ee gudaha wadanka Soomaliya.

• Xildhibaan ka tirsan aqal Senateka Mareykanka oo sheegay in Eritrea lagu daro liiska Argagixisada.

• Madax weynaha Sheekh Shariif oo ka degey wadanka Chad.

 

WARARKII UGU DAMBEEYEY SOMALI PUBLIC RADIO

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Nabadoon Cabdisalaad Faarax spoke very well about the Galgala situation. The administration should respect traditional chain of command that ruled clan territory for centuries.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this