Sign in to follow this  
Deeq A.

Webiga Shabeelle oo ku fatahay magaalada Beledweyne

Recommended Posts

Deeq A.   

Wehiga Shabeelle ayaa xalay ki fatahay nagaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, iyadoo dadkii deganaa ay ka barakaceen.

Dadweynihii degganaa xaafadaha fatahaaddu saameysay ayaa halkaa isaga barakacay iyagoo aaday dhulka sare ee ka durugsan aagga webigu ku fatahay.

Dhowr jeer oo hore ayuu webigu sidaan oo kale ugu fatahay magaalada Beledweyne, waxaana mar walba dadka magaalada ay wajahaan xaalad liidata oo dhanka nolosha, caafimaadka iyo hoygaba ah.

FB_IMG_1716369726922.jpg?resize=720%2C54 FB_IMG_1716369724349.jpg?resize=720%2C54 FB_IMG_1716369722277.jpg?resize=720%2C54 FB_IMG_1716369717835.jpg?resize=720%2C54

PUNTLAND POST

The post Webiga Shabeelle oo ku fatahay magaalada Beledweyne appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this