Sign in to follow this  
Deeq A.

Jahawareerka Iyo Is-tabcaynta Muuse Biixi ee gobolnimada Gabiilay

Recommended Posts

Deeq A.   
11-Sept-2022 oo ku beegan muddo sanad iyo xoogaa ka hor, wuxuu sheegay Madaxwayne Biixii in Gobolnimada Gabiley ay ka gudubtay xukuumadiisa oo aanay wax shaqo oo ugu hadhay jirin. Waxaa kale oo uu sheegay iney la taalo Golaha Baarlamanka (Wakiiladda)….. Waxaan maqlayaa maanta oo ay taariikhfu tahay 13-MAY-2024 bay xukuumaddiisu shir gole wasiiro oo aan caadi ahayn qabsanaysaa kadibna u gudbinaysaa Golaha Wakiilada Gobolnimada Gabiley. Suaasha meesha taal waxa weeyi goorma ayay xukuumadiisa ku soo noqotay. Waa kan videogu ee, ila daawo. FG: Gobolnimada Gabiley waxaa digreeto madaxwayne ku soo saaray madaxwayne Rayaale iyada iyo 12 Gobol oo kale oo ay ka mid yihiin Goboladda Hawd & Saraar. Sax maaha warka odhanaya MW Siilaanyo & Kulmiye ayaa geeyay Golaha Wakiilada.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this