Sign in to follow this  
Deeq A.

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Turkeye oo gaaray magaalada Muqdisho.

Recommended Posts

Deeq A.   

Agaasimaha Hay’adda sirdoonka Turkiga ee MİT, Ibrahim Kalin ayaa lagu warramaya inuu maanta gaaray caasimadda soomaaliya ee  Muqdisho.

Kalin ayaa  kula kulmi doono Agaasimaha hay’adda Sirdoonka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe iyo hoggaanka sare ee dalka oo ay wada-hadallo ka yeelanayaan iskaashiga dhinaca sirdoonka iyo amniga.

Turkiga ayaa hadda ah dalka iskaashiga ugu sarreeya ee dhinaca ammaanka ah ay Soomaaliya la leedahay , marka laga soo tago inuu Turkiga tababaro ciidamada kala duwan , wuxuu sidoo kale door weyn ku leeyahay la-dagaallanka AS, oo ay si joogta ah uga qaybqaataan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Turkiga.

PUNTLAND POST.

The post Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Turkeye oo gaaray magaalada Muqdisho. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this