Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Difaaca Golaha shacabka uu yeeray wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda FDS

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga difaaca Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Wasaaradda Gaashaanshiga DFS u diray warqad u yeeris, si ay uga jawaabto sababta dowladda Mareykanka ay u joojisay taageeradii ay siinayeen ciidamada ay tababareen.

Kulan daah-furan ayaa looga yeeray wasiirka Gaashaandhiga si arrimaha musuqa saadka ciidanka wax looga waydiiyo.

FB_IMG_1714213067441.jpg?resize=720%2C10 FB_IMG_1714213070234.jpg?resize=720%2C10

The post Guddiga Difaaca Golaha shacabka uu yeeray wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda FDS appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this