Sign in to follow this  
Deeq A.

Jabuuti oo caddaysay Mowqifkeeda Heshiiskii badda ee Itoobiya iyo Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1713918073209.jpg?resize=512%2C28

Wasiirka maaliyadda Jabuuti, Ilyaas Muuse Dawaaleh ayaa waraysi uu bixiyay ku sheegay in aysan jirin wax ay kala socdeen qorshaha Madaxweyne Biixi uu ku saxiixay heshiiskii uu la galay Itoobiya.

Wasiir Ilyaas Muuse Dawaaleh ayaa caddeeyay in ay Somaliland iyadu u madax bannaantahay go’aamadeeda, wuxuuna intaa ku daray “Jabuuti mowqifkeeda wuu cadyahay midnimada Soomaaliya waa mid , siyaasadda marka ay joogtana ma wanaagsana khaa’in-nimada.”

“Dadka Somaliland waa dad aan walaal nahay oo xiriir wanaagsan aan la leenahay , canaantaas way u taalla Muuse Biixi, sida uu walaalkii u calool xaaran lahaana isagay mas’uuliyadaa saaran tahay.”

PUNTLAND POST

The post Jabuuti oo caddaysay Mowqifkeeda Heshiiskii badda ee Itoobiya iyo Somaliland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this