Qurac&qansax

Xasan Sheikh iyo Corruption Ma kala haraan

Recommended Posts

Muranada dhulalka iyo madaxweyne Xasan Sheekh waxay noqdeen kuwo aan la kala reebi karin marwalba oo uu xafiiska joogo madaxweynaha labada jeer la doortay ee Soomaaliya

Dhulka xaafada dab-demiska oo ah dhul ay lahaan jirtay waaxdii dab-demiska ayaa noqday dhulkii ugu dambeeyay ee murankiisa uu banaanka yimaado, laakiin dhulkani ma ahan midkii koowaad ee dooddiisa iyo hadal-hayntiisu ay banaanka timaado tan iyo markii madaxweyne Xasan Sheekh dib ugu soo laabtay xafiiska 15-kii May 2022.

Waxaa intii lagu jiray muddo xileedka labaad ((labdii sano ee hada uu joogay) ee madaxweyne Xasan Sheekh lagu kala baxay dhulkii

  • Bangaariyadda,
  • midkii Bangala,
  • midkii Howlaha Guud iyo
  • qeyb kamid ah dhul cusub oo laga bixiyay waddada Jayga ee kaabiga ku haysa garoonka Aadan Cadde.
  • dhulkii Oodweyne

dhulalkaan oo dhamaantood aan loo marin si sharci ah, ayaa waxaa qaatay Xasan Sheikh iyo reerkisa. Xasan wuxuu u istacmaalay in uu ku laaluusho qofkuu rabo in uu laaluusho, sida madax goboleedka iyo Barlimanka..  dhamaan looma marin dariiq sharci ah. Aaway Hanti dhoorihii wadanka.

.markii hore oo uu joogay sidaas oo kale baa dhulal badan xasan iib geeyay, meeshay ku bexeena waa wada la ogyahay iyo dadka qaatay ama laga gaday.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhulka xaafada dab-demiska oo ah midka hada Xasan u dhuun taagayo wuxuu ka balan qaaday Barlimanka iyo madaxda dowlad goboleedka oo wada sugaya

 

waa la arkin may shay ku danbayso.

 

Galbeedi wax ma kaa soo gaareen

Share this post


Link to post
Share on other sites

lets agree Deni made mistake.

but would you agree Deni would not have done, Had farmaajp acted the way he did.  Mistake ugu ween farmajo baa la haa, he forced Deni and Madoobe to the **********leeyda.

Who would have thought Deni and farmaajo baa xulafo wada noqonaya again. Siyaasado waa saas, lets deal what we have, the past is gone.

MMA. deni baad ku waalatay saaxiib.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.