Sign in to follow this  
Gabbal

The works of an indigenous Lower Jubba peace conference being planned.

Recommended Posts

Gabbal   

Wax garadka beesha **** oo maanta kulan balaaran ku yeeshay Hotel Mariidiyaan oo ku yaala magaalada Kismaayo. (Kulankaasi maxuu ku saabsanaa maxaase kasoo baxay?)

 

Kismayo, Somalia - Kulan balaaran oo maanta ka dhacay magaalada Kismaayo gaar ahaan Hotel Mariidiyaan ayaa waxaa ka soo qayb galay odayaasha beesha ****, siyaasiinta iyo culumau'diinka ayaa waxaa loogaga hadlay arimo badan oo u gaar ah beesha ****.

 

Dhanaka kale, waxaa ay beesha **** ugu baaqday beelaha dega gobolkani in la wada hadlo beesha Sadena ay furayso gogasha wada xaajoodka si loogaga gudbo qilaafaadka ka taagan beelaha dega gobolka J/hoose dhexdooda.

 

Sidoo kale, kulankaan maanta ayaa waxaa lagu soo hadal qaaday dilalkii ka dhacay deegaanka Buurgaabo, waxayna beesha --------- ka codsadeen in gacan ku dhiiglihii la soo hor is taajiyo shereecada islaamka. Kulanka maanta oo soconayay mudo saacado ka badan ayaa waxaa saaxaafada la hadlay afahayeenka beesha **** Xasan Max’ed Cali (Xasan dheere) oo sheegay in ay beesha **** dhigayso gogol nabadeen ah oo ay ugu baaqday beelaha dega Gobolka J/hoose.

 

Waxaa kaloo uu sheegay afahayeenka beesha **** in ay ka codsanayaan beesha kale ee --------- in ay soo wareejiyaan gacan ku dhiiglihii gaystay dilkii ka dhcay deeganka Buurgaabo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

shbs%20kismayo5.JPG

 

Warya Horn umada dhig-kar haku ridiin, why are not all this people in the 'circus' up in Xamar.

Shir ba socda mid kale ayaad ka garab fureysa, waxasi wa foodo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Originally posted by Juje:

 

Warya Horn umada dhig-kar haku ridiin, why are not all this people in the 'circus' up in Xamar.

Shir ba socda mid kale ayaad ka garab fureysa, waxasi wa foodo.

loool@Juje. Shirkani wuu ka duwanyahay kan Xamar Kasocda. Kani wxuu ku saabsanyahay sidii loogu wada noolaanhaa Gobalka Jubada Dhexe iyadoo qolo aan qoladakale ka xigsanayn lahaanshaha gobalkaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Naxar Nugaaleed:

beesha this beesha that, unless they accept the administration without condition, they will continue to be targets no matter how many " peace meetings" they hold.

Lool..! says who ? You ama xooga aad isku haleyneysiid, Xabashi?

Share this post


Link to post
Share on other sites

xabashi bey kaga degtey ee these people will have to realize that jubba is not the wild wild west, you can not attack the administration and then held peace meetings to appease the government. simply put u can not say you support the government and then attack them. with this action they have alianated not only the government but large section of the lower Jubba. if they use force, force will be used be xabashi or alian. if they want peace they will have accept the government appionted administration without conditions and take whatever grievances with the government. they have set a dangerous president that the government would be foolish to ignore.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Hey read the article again. It's not peace meeting with Tigre-led dowlad. The Kismaayo millitia do not oppose Tigre-led dowlad. They actualy sat down with the Tigre ambassador in Xamar and commander of Tigre forces. They just oppose the head of the Tigre-led dowlad. Just like they opposed the courts. Well. Not really. They were with the courts except they opposed Turki tangs marching to Kismaayo. Get the point. They're with you and the courts, but not all the way. If you were to appoint Sheikh Indhacade's JVA member to Kismaayo as the supreme ruler, I'm sure we are all going to get along fine.

 

Sidoo kale, kulankaan maanta ayaa waxaa lagu soo hadal qaaday dilalkii ka dhacay deegaanka Buurgaabo,
waxayna beesha
(Insert)
ka codsadeen in gacan ku dhiiglihii la soo hor is taajiyo shereecada islaamka.
Kulanka maanta oo soconayay mudo saacado ka badan ayaa waxaa saaxaafada la hadlay afahayeenka beesha
(Insert)
Xasan Max’ed Cali (Xasan dheere) oo sheegay in ay beesha
(Insert)
dhigayso gogol nabadeen ah oo ay ugu baaqday beelaha dega Gobolka J/hoose.

 

Waxaa kaloo uu sheegay afahayeenka beesha
(Insert)
in ay ka codsanayaan beesha kale ee
(Insert)
in ay soo wareejiyaan gacan ku dhiiglihii gaystay dilkii ka dhcay deeganka Buurgaabo.

The title is very misleading. The article speaks about peace conference of a single clan discussing its internal affairs and a related single incident of another warring clan. This must be an attempt to 'carry out' the second 'punishment' for the remnants of Indha-cade's Juba Valley Alliance.

 

Let Sharia rule reign in JVA territory and keep Indhacade proud. I'm sure the Sheik is enjoying the moment. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Naxar, what government appointed administration is missing?

 

Only three members of the government appointed administration are missing and they went with each other because of their tribal background. All the other members of the different tribes are there and doing their jobs. This world is not going to be held up by three men who want to abuse the civilian population. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this