Sign in to follow this  
Deeq A.

Imaaraadka Carabta oo beeniyay inay isku dhici gaadheen diyaaraha Emitares iyo Ethiopian Airlines

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirkada diyaaradaha ee Emitrates ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay war ay baahisay Hay’adda Duulista iyo Madaarada Somaliland, oo sheegayay in ay isku dhici gaadheen diyaarado ay leeyihiin Emirates iyo Ethiopian Airlines.

Afhayeen u hadlay shirkada diyaaradaha Emirates ayaa sheegay in diyaaradoodu anay la kulmin wax khatar ah wakhtiga ay Somaliland sheegtay oo ahaa maalintii Axada ee 24 March.

“Emirates waxay xaqiininaysa in anay jirin wax diyaarad ah oo nagu soo dhawaatay taasi oo khatar galin kartay diyaaradayada wakhtigaa la sheegay, dhamaan diyaaradaha Emirates waxa ku rikiban qalab u sahalaya in ay ilaashato masaaafada” ayuu yidhi afhayeenku.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this