Sign in to follow this  
Sky

Large Chinese Construction Firm Enters Puntland

Recommended Posts

Sky   

After the Bin Ladin Group, the CCECC arrives in Puntland. I've been hearing about CCECC delegations checking things out in Puntland for years. They frequently visited Gaalkacyo. Now there is finally some action, or so it seems. The Gaalkacyo-Garoowe road is in bad shape and that's an understatement. Its in stark constrast to the Garoowe-Boosaaso road which looks brandnew.

 

Shirkadda China Civil Engineering Construction Corp. oo ka hawl geleysa Puntland

Boosaaso - 14.November.2005 Shirkad dhisme oo laga leeyahay waddanka Shiinaha laguna magacaabo China Civil Engineering Construction Corporation ayaa lagu wadda in ay hawlo dayactirro ah ka fuliso deegaannada Puntland.

 

china.gif

 

 

Saraakiil ka socota shirkaddan oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa gobollada Puntland, ayaa sheegay in shirkadda China Civil Engineering Construction Corporation ay hawlo dayactir ah ka samayn doonto waddooyinka laamiga ah gaar ahaan jidka isku xira magaalooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo iyadoo sidoo kale la filayo in ay shirkaddu dayactirka iyo fidinta dekedda magaalada Boosaaso ay gacan ka geysato.

 

Saraakiil ka socota shirkaddan ayaa maanta booqday dekedda magaalada Boosaaso, iyo dhismaha terminalka ah ee ka socta garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso.

 

Saraakiishan ayaa waxaa warbixino ku siiyey garoonka iyo dekedda magaalada Boosaaso, wasiir kuxigeenka hawlaha guud iyo gaadiidka, Yaasiin Cartan Maxamed iyo agaasimaha waaxda dekedaha, Salaad Faarax.

 

Mas’uuliyiinta ka socota shirkadda dhismaha ee Shiinaha ayaa maanta ka dhoogay garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso waxana garoonka ku sii sagootiyey wasiir kuxigeenka hawlaha guud iyo gaadiidka, Yaasiin Cartan Maxamed, iyadoo la filayo in ay shirkaddu dhowaan ka hawl gasho deegaannada Puntland.

 

 

Maxamuud Faarax Bile

farahbile@hotmail.com

 

 

Companu Site: http://www.cbw.com/company/ccecc/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shirkada Dhismaha ee dalka CHINA oo wafdi balaaran usoo dirtay Puntland

 

Bosaso:- Waxaa maanta kormeer ku tagay Dekkada iyo Airporka Bosaaso wafdi balaaran oo ka socda shirkada dhismaha ee China Civil Engineering Construction Corporation.

 

Wafdigan oo isugu jira madax sare oo kamid ah maamulka iyo Injineero, shirkadan ayaa lagu wadaa in ay ka qeyb qaadato hawlaha horumarinta iyo mashaariicda Dhismaha ee laga fulin doono Dowlada Gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland.

 

Shirkadan ayaa lagu wadaa in ay ka qeyb qaadato mashruucyada lagu dayactirayo jidka dheer ee isku xira magaalada Caasimada Garowe iyo magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.

 

Shirkadan ayaa sidoo kale lagu wadaa in ay fuliso dhismaha balaarinta dekkada Bosaso, oo kamid ah mashruucyada waaweyn oo ay dowlada Puntland ku darsatay qorshaheeda 5ta sano ah.

 

Wafdigan ayaa maanta kormeero kusoo maray dhismaha ka socda Airporka Bosaso International oo uu hada ka socdo dhismo baaxadleh oo maray heer gebo gebo ah.

 

Waa markii ugu horeysay oo shirkada dhismaha ee dalka Shiinaha ay soo gaaraan dalka Soomaaliya tan iyo intii ay dagaalada ka dhaceen dalka Soomaaliya.

 

Dalka Shiinaha ayaa horey uga fuliyey dalka Soomaaliya mashruucyo kala gedisan oo dhismo ah oo ay kamid ahaayeen jidadka Laamiyada.

 

Waxaana lagu wadaa in Shiinaha uu dib u dayactiro jidadkii uu ka dhisay deegaankan Puntland oo hada u baahan in laamiga laga bedalo.

 

Xassan Ciise

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
sigma   

beware of chinese investment in africa, i have read many reports from all over africa of chinese investment in infrastructure,hotels etc. granted we need to rebuild but i am wary of us all being drawn into a neo-colonial domiance with the east as well as having to deal with the continuing domiance of the west. thoughts anyone?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sigma, you raised a good point. Though we need to be carefull of foreign investments flowing in to Somalia, it is one of the hopes for economic revival. And since this is one of the first Chinese investments, it should not be a big concern. Thats my take.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this