Sign in to follow this  
Ahmed_Guree

Dr. Negasso: Dhibaatada Soomaaliya Waxaa Sal U Ah ******ya Oo Afti Laga Qaado

Recommended Posts

Dr. Negasso: "Dhibaatada Soomaaliya Waxaa Sal U Ah ******ya Oo Afti Laga Qaado"

negassoxd4.jpg

Addis Ababa, 1/2/2006 - Iyadoo wali ay socoto xog warankii uu ra'isulwasaraha Itoobiya, Meles Zenawi, siinayey golaha baarlamaanka ee dowlada Federalka ah ee Itoobiya oo ku saabsan arimaha Soomaaliya, ayaa waxaa fursad loo siiyey mudanayaasha inay su'aalo waxey diiyaan ra'isulwasaaraha.

 

Intii ay su'aalaha socdeen ayaa waxaa hadalkii qaatay madaxweynihii hore ee Itoobiya, Dr. Negasso, oo intuu Meles eegay yiri "Melesoow inaad Bush u mahadceliso weeye. Dhibaatada Soomaaliya Waxaa sal u ah gumeysiga ******ya iyo iyadoo afti lagu weydiinayo aayo ka talintooda laga qaado."

 

Dr. Negasso ayaa cabiray in maslaxada Itoobiya iyo Soomaaliya meesha laga raadinayo aynan aheyn Muqdisho ee ay tahay Godey. Taas oo uu Dr. Negasso ola jeedo in shacabka reer ******ya la weydiiyo maslaxadooda halka lacag iyo naf lagu bixinayo dagaal aanan Itoobiya shaqadeeda aheyn.

 

Addis Ababa

www.wabishabeele.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Ahmed_Guree;436005 wrote:
Dr. Negasso ayaa cabiray in maslaxada Itoobiya iyo Soomaaliya meesha laga raadinayo aynan aheyn Muqdisho ee ay tahay Godey. Taas oo uu Dr. Negasso ola jeedo in shacabka reer Ogadeenya la weydiiyo maslaxadooda halka lacag iyo naf lagu bixinayo dagaal aanan Itoobiya shaqadeeda aheyn.

:)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this