Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Al Shabaab gain ground against Sharif IndaCade

Recommended Posts

Natiijada Dagaalkii Maanta Iyo Meelaha La Kala Qabsaday

07 May, 2009 03:18:00 Toronto t.

Font size:

 

Dagaalka maanta oo si kadis ah uga bilowday Muqdisho ayaa markiisii horaba la filayay inuu qarxo maalinka Sabtiga ah, kadib markii ururka Al-Shabaab ay shalay ku daadiyeen Muqdisho warqado digniin ah oo ay dadweynaha ugu sheegayaan in maalinka Sabtiga ah ay magaalada ka sifeynt doonaan kooxaha dowladda sheeganay iyo gaalada Afrikaanka ah.

 

Maadaama maleeshiyaadka Al-Shabaab ay u diyaarsanaayeen howlgal dagaal waxa durbadiiba u suurto gashay inay qabsadaan dhul balaaran oo ay ka mid yihiin Ifka-Xalan, Xaruntii dhul bixinta, Hotelka Stadio Muqdisho, iyo inta badan wadada warshadaha, waxayna u soo dhaqaaqeen dhanka garoonka Stadio Muqdisho oo uu gacanta ku hayo Sh. Yusuf Indhacade. Intaas kadib waxa dagaalka soo galay maleeshiyaadka Sh. Yusuf Indhacade waxana dib isku soo aruuriyay maleeshiyaadkii Maxaakimta oo aan u diyaarsanayn dagaal noocan oo kale ah.

 

Isbahaysigaan ayaa ku guulaystay inay caabiyaan isbalaarintii Al-Shabaab waxana caaway lagu kala hoyday goobaha aan kor kusoo sheegnay. Ciidamadii Maxaakimta ayaa caaway isku soo aruursaday goobo muhiim ah, waxana la filayaa in bari subax uu dib uga qarxo halkaas dagaal xoogan oo noqon doona midkii lagu kala bixi lahaa.

 

Sh. Xasan Daahir oo aan ku lug lahayn dagaalkan ayaan wali ka hadal dhacdadaan, mana la garan karo dhinaca uu ku biiri doono iyo inuu dhexdhexaad ka noqon doono, maadaama isaga iyo Al-Shabaab aysan wali ku heshiin go'aan cad oo ay ku wada shaqayn karaan. Dr. Cumar Iimaan oo ay isku dhinac yihiin Sh. Xasan Daahir ayaa sheegay inuu ka xunyahay dagaalkan, wuxuna ku baaqay in xabadda la joojiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It seems the great war I was predicting is starting, the Shariif militia look unorganised, and ill prepared, maybe he will SOS the Ethios for help.

 

I think the H.I guys will join the battle tomorrow and they will certainly stand with Alshabab. Poor shariif has Mr pearl-eyed, and the panic stricken Amnisom afros on his side.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this