Sign in to follow this  
Xudeedi

Haylaan Contesters Win Championship and Call for a Release of Horseed Manager

Recommended Posts

Xudeedi   

ramadaan_logo1-300x240.jpg

 

Gobolka Haylaan Oo Caawa Ku Guuleystay Koobka Barnaamijka Tartan Aqooneedka Bisha Ramadaan

 

 

Waxaa caawa lasoo gaba gabeeyey Barnaamijka Tartan Aqooneedka Bisha Ramadaan ay warbaahinta Horseed Media sanadkaan u qabatay qaar kamid ah gobolada dalka Soomaaliya iyadoo ay maalgelinaysay Shirkadda Telcom.

 

Wareegi ugu danbeeyey ee Barnaamijka ayaa waxaa caawa kuwada tartamay gobolada Haylaan iyo Bari oo usoo baxay.

 

Barnaamijka ayaa ku bilowdahay jawi degan,iyadoo laba dhinacba mid weliba uu ku dedaalayay sidii uu ku guuleysan lahaa koobka sanadkaan.

 

Labada gobol ayaa sida barnaamijka sharcigiisu yahay la weydiiyey 10-su’aalood,waxaana markii ay kawada jawaabeen su’aalahaas lagu dhawaaqay natiijada Barnaamijka;

 

Gobolka Bari

 

Su’aalaha la weydiiyey 10

 

Su’aalaha ay ka jawaabeen 5

 

Su’aalaha ay ka faa’ideysteen 1

 

Gobolka Bari ayaa caawa soo hoyey isugeyn 11-dhibcood

 

Gobolka Haylaan

 

Su’aalaha la weydiiyey 10

 

Su’aalaha ay ka jawaabeen 8

 

Su’aalaha ay ka faa’ideysteen 1

 

Gobolka Haylaan ayaa iyagu caawa soo hoyey isugeyn 17-dhibcood.

 

Koobka Barnaamijka soo socday Bisha Ramadaan waxaa caawa ku guuleysatay gobolka Haylaan,iyadoo dhowaan haduu Alle iidmo la qaban doono-d xaflad abaalmarino lagu gudoonsiin gobolada kala galay kaalmaha kowaad iyo labaad.

 

Waxaa xusid mudan caawa in studiyaha barnaamijka laga soo tebinaayay ay goobjoog ka ahaayeen labo qof oo ka kala socday labada gobol ee caawa tartamaayay isla markaana loo soo wakiishay in ay marqaati ka noqdaan siduu barnaamijka u socday,iyadoo markii usoo gaba gaboobay ay soo dhoweyeen si wadajir ah qaabka ay wax u dhaceen.

 

Waxaan mahadcelin balaaran ujeedinaynaa dhamaan goboladii ka qayb qaatay Barnaamijka mudada u socday,waxaana sanadkaan uu ahaa kii saddexaad ah Horseed Media u qabato gobolada Soomaaliya.

 

Labada gobol ee caawa wada tartamay ayaa isugu mahadceliyey iyadoo ay sheegeen in ay ku qanacsanyihin natiijada barnaamijka,waxaana ay ku dhiirageliyeen warbaahinta Horseed Media iyo Shirkadda TELCOM in ay sii wadaan barnaamijkaan oo ah mid aqooneed.

 

Gobolka Haylaan oo ay xarunteeda tahay degmada Dhahar ayaa sanadkaan waxay noqonaysa markii labaad ay ku guuleystaan Barnaamijkaan iyadoo sanadkii lasoo dhaafay ay ku guuleysteen oo ay ku tartamayeen magaca gobolka Sanaag.

 

Tartamayaasha gobolkaas ayaa waxaa ay ka codsadeen maamulka Puntland in ay si shuruud la’aan kusoo daayan Agaasimaha warbaahinta Horseed Media Cabdifataax Jaamac Mire oo mudo ku dhow bil ku xiran xabsiga dhexe ee Bosaaso.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

The never ending contradictions, if Horseednet is a clan site than why did the government arrest the manager?

 

It seems to be the most fair site out there because a media outlet knows their doing their job when both sides accuse it of being bias.

 

Either the government is showing it is neutral when it comes to law by arresting him or horseednet is, by interviewing both sides.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gallad   

^What a pathetic argument. Why do you have to argue in every post. Every somali website is clan website. period.

 

Xudeidi. where is haylaan? location wise.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Haylaan is a region that borders Sool, Karkaar, Bari and Sanaag. Its governing district is Dhahar, which was part of Sanaag during the prior governments administrative division.

 

Thanksful is desperate. The reason why Horseed manager was arrested has allready been elobarated by radio owners. The man has been critical about Faroole prior years and his arrest was due to old grievance.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

If Horseednet is one than why did the government arrest the manager? Why did they defy the warning and interview Atam? I mean if they are clan wouldn't they and the government be on the same team?

 

My point is that admit it is not a clan site since it defied the gov't, Xudeedi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xudeedi the region of Haylaan was established by Puntland by dividing the former region of Sanaag into two: Sanaag & Haylaan

 

If you are against Puntland why are you running around with this name?

 

I guess, the competition they won was between Puntland regions including Sanaag and all the rest and Haylaan won it. Also it seems you like competitions between Puntland regions?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well done to Haylan team for winning the Ramadan competition hosted by the fair news site HorseedMedia.

 

Now as pointed out by many, this region which is still in development was created by the government of Puntland State, like Cayn & Karkaar. It is thanks to Puntland that it exists.

 

Again well done to the team and to Horseedmedia for hosting this competion.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this