Deeq A. Posted January 20, 2024 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ajiibay martiqaad rasmi ah oo uu u fidiyey dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi ayaa gaadhay magaalada Qaahira ee xarunta dalkaas. Labada Madaxweyne ayaa ka arrinsan doona xaaladda gobolka iyo danaha wadajirka ah ee Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar. Source Share this post Link to post Share on other sites