Sign in to follow this  
QabiilDiid

Odayaasha Boocame

Recommended Posts

War si dhakhse leh go'aan u gaara; inta aad madaxda iskula jirtaan baa ina Waraabe dhinaca kale idiin weydaartay. Ballantee ahay in SNM gangku uusan wax dhaqdhaqaaq ah sameey ina Riyaale iyo ina Waraabe way ka baxeen, waanna handadaad can oo ah is dhiibba...

 

Arrinta qodha oo aad talada ka gaartaan waa in ay noqotaa haddii ciidamada Puntland oo Soomaali doonka ahi, marka ay ka saarayaan SNM gangka Laascaaanood, haddii ay dilaan kuwa daba dhilifka u ah Riyaale ee beesha ka tirsan, in aysan arrintu noqon dhabayaco ayaa dad naga leeysay. Waar ama dad noqda oo baradhada xun iska qabta, amase noo soo daaya gabdhaca aan idinka guursanee....keenna Xaabsade luquntiisa oo kawaanka soo dhigga..that is the right thing inta kale waa iska sheeko baraleey....

Share this post


Link to post
Share on other sites

433445544333.jpg

 

Aad iyo aad baan u jeclahay Axmed Yuusuf Yasiin, the child molster and Buurbadow, the double agent, maxaa yeelay war cad bay la yimaadee..read more...

 

"Laascaanood Qori Caaradii ayaanu ku Qabsanay Qori Caaradii Baanu kaga tegi karaa"Axmed Yusuf Yasiin

 

 

Laascaanood November 18, 2007

Ninka Kuxigeenka u ah Maamulka ******* Waqooyi ama Soomaalidiidka ayaa Mar uu soo gaadhey Nawaaxiga Magaalada laascaanood kulan uu kula Hadlayey maleeshiyadooda yiri"Laascaanood Waxanu ku Qabsanay Qori caaradii waxaynuna kaga Tegi karaa Qori caaradiis si kale maya"ayuu Yiri Axmed Yusuf Yaasiin.

 

Hadalkan ayuu u jeediyey Maleeshiyaadka Beesha ***** Waqooyi iyo kuwa Taageersan ee aan ilaa iyo xiligan Fahmin qorshaha Maamulka Soomaalidiidka oo ku sugnaa Nawaaxiga Koonfureed ee magaalada laascaanood ayuu yiri "Laascaanood waxaanu ku Qabsanay Qori caaradiis Waxaanuna kaga tegi karaa waa Qori caaradiis in kasta oo aanay jirin xiligan awood aynu wax iskaga tirino oo cabsi badan inagu haysa dhulkana waa sida aynu u qabsanay waxaana doonayaa in aan dadka buuraha ku daaley ee beesha reer Sheekh ****** dhulkan dejino si ay ugu noolaadaan "ayuu yiri Axmed Yuusuf Yaasiin isaga oo aan hareeraha eegin oo moodaya Maleeshiyada uu la hadlayo in ay ***** Waqooyi oo Keliya yihiin.

 

Tani waxay sababtay in Ciidan iyo gaadiid taageersanaa ka dhaqaaqaan hadh cad kuna gacan saryaan arimaha ay maamulka Somalidiidku la yimaadeen dhulka SSCayn,Mr.Maxamed Waranle wuxuu ka mid ahaa saraakiishii ay dhegahooda ku dhacday hadalka ninka aan waxba iska Hubin ee ina yuusuf Yaasiin.

 

Waxaa kale oo jiray kulan ay yeesheen Odayaasha Dhaqanka ee Beesha Dirta Waqooyi kulankan oo ay ku taageereen Hawlgalada ay Maleeshiyadoodu ku xasuuqeen,kuxirxireen,ku boobeen hantida shacabka iyo kufsiga ay ka geysteen nawaaxiga Magaalada laascaanood iyo xataa gudaha laascaanood,arintanu waxay ka soo baxday dhinaca BuurMadow isaga oo Mediayaha ka sheegay arintan .

 

Buurmadow wuxuu Isimada soo jireenka ah ee Beesha *********** ku tilmaamay "Gabadh nin la siiyey oo la meheriyey oo hadana diidan"isaga oo ka hadalaya kulanka boocamena wuxuu yiri "waxay la mid tahay Habro geed hoostiis isugu tegey oo madax shub ku kulmay"ayuu meel gole ah ka yiri "Buurmadow".

 

Hadalada ka soo yeeraya Beesha Dirta waqooyi waa kuwo aan loo dulqaadan karin marnaba waana arin lagu ilhaaneeyey Dhaqanka,Taariikhda,Diinta,Magaca,Isimada,Siyaasiinta,saraakiisha,Dhalinyarada,Culimada,iyo haweenka SSCayn.

 

Filsan Daahir

 

Xargaga Online

 

Laascaanood

 

mailto:Filsand1@yahoo.com

 

[ November 18, 2007, 10:58 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this