Sign in to follow this  
Cowke

Galmudug Outrageous Slander Editorial At Puntland

Recommended Posts

Cowke   

DHISMAHA DEKADDA HOBYO WAXAA HORTAAGAN DEKADDA BOOSAASO!! By. ANISO CALI.

 

Jun,18,2010 www.Hobyoradio.com

 

DHISMAHA DEKADDA HOBYO WAXAA HORTAAGAN DEKADDA BOOSAASO!! By. ANISO CALI

 

Dhismaha dekkada magaalada Hobyo waxaa hortaagan dekadda magaalada Bosaaso, maxaa yeelay badeecada laga soo dejiyo dekada magaalada Boosaaso waxaa la geeyaa ilaa magaalada Beladweyne oo Caasimada Soomaaliya u jira 350 km.

 

Hadii la dhiso dekada magaalada Hobyo waxay fursad u noqoneysaa dadka ku dhaqan gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya iyo Kallinka 5aad ee Soomaalida Itoobiya oo safar dheer iyo dhibaato badan ku qaba ganacsiga ee laleeyihiin dekada Boosaaso oo aad uga fog deegaanadooda.

 

Waxaa marag ma doonto ah in dadaal kasta oo la isku dayo oo ku aadan dhismaha dekada magaalada Hobyo uu fashil ku dhamaanayay , taasna waxaa sabab u ah Ganacsatada Putland oo hanti fara badan ku bixiya sidii ay ku ilaalsan lahaayeen suueqooda ugu muhiisan waa Gobolada Dhexe ee Soomaaliya.

 

Dib u xasuuso Shirkadii Bannaadir ee Gacanta ku heyn jirtay dekadda Ceel-macaan , hadafkooda ugu weyn wuxuu ahaa in aan dib loo furin dakadda weyn ee Muqdisho, maxaa yeelay nin dadka Muqdisho ay u furan tahay uma baahna Ceel-macaan.

 

Haddii la dhiso oo ay shaqo bilowdo dakada Magaalada Hobyo waxaa hubaal ah in dadka ku dhaqan Gobolada Dhexe ee Dalka Soomaaliya ay dhaqaale ahaan soo kaban doonaan, fursado shaqo oo aysan hada heysan ay heli doonaan.

 

(DAHAB LUMAY NINBA SI U DOON-DOON)

 

ANISO CALI

 

Ardoo5@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Puntland Bossaso Port business traffic will not be jepordized by any group in somalia be it galmudug or somaliland.

 

Bossaso port will continue to service The following Regions.

 

1. Bari

2. Nugal

3. Mudug

4. Hiiran

5. Galguduud

6. Sool

7. Toghdher

8 Sanaag

9. ONLF State

This is not negioble and we will not allow the construction material that you require to build the port to reach you.

 

Same goes for deked at maydh. Berbera guys know not too provide an avenue for the sanag boys to get a deked of their own. And Bossaso will make sure they don't use our port to import the construction material.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

I support the construction of Hobyo port it would be a great development for the central regions particularly Galmudug and k5.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Libaahe if a port will be built in the central regions believe me it will be gara'ad not hobyo.

 

Las Qoray Port is acceptable because Puntland will collect the taxes. However galmudug port is not accepted as another administration will benefit from the port-taxes.

 

As for your sanaag zone buddy you will continue paying your taxes to puntland and contribute to building the State of Puntland!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Che -Guevara:

^In what world do you live in?

I believe same as the kitten in his signature.

 

Libaahe

development for the central regions particularly Galmudug and k5.

this had me rolling

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this