Sign in to follow this  
General Duke

Kenya accepts the new Somali passport more nations to follow......

Recommended Posts

Waaxda socdaalka dalka Kenya oo si rasmi ah u dhaqangelisay baasaboorka cusub ee Soomaaliga.

 

somali_passport_red.jpg

BasaborkaCusub

 

 

Nayrobi:-Waaxda socdaalka dalka Kenya ayaa dhaqan gelisay baasaboorka siyaasiyaga ee dawlada FS ay soo samaysatay ayadoo waaxda ay sheegtay in dalkeeda aanu so gelin karin cid baasaboorkan aan sidan.

 

Baasaboorka iminka ay dhaqan gelisay dawlada Kenya ayaa ah midka siyaasiga waxaana uu noqday qofkii ugu horeeyey ee dalka Kenya ku gala ra’isalwasaaraha dawlada federaalka Cali Maxamed Geedi oo si rasmi ah u qaatay baasaboorkan.

 

Sarkaal ka tirsan waaxda socdaalka dalka Kenya ayaa waxa uu ka dhawaajiyey in wasiirada dawlada federaalka dhawaan ay qaadan doonaan baasaboorkan cusub waxa uuna sheegay in qof Soomaali ah oo baasaboorka cusub ee dawlada aan sidan uusan soo geli Karin dalka Kenya.

 

Wadamo badan ayaa balanqaaday in baasaboorkan cusub ay adeegsan doonaan waxaana dalalkaasi ka mid ah dalka Sacuudiga oo sanad waliba kumanaan Soomaali ah ay galaan waxa uuna sheegay in 6 bil ka dib baasaboorkan uu adeegsanayo.

 

Baasaboorkan ayaan ahayn mid qiimihiisu uu si aad ah u sareeyo waxaana qofka doonaya laga iibinayaa oo qura 150 doolar waxaana baasabooradan horey u meel mariyey golaha wasiirada dawlada federaalka kmg ah ee Soomaaliya.

 

Waa tallaab horumar leh oo dawlada fs ay ku dhaqaaqday taasi oo qeyb ka qaadanaysa in iskaashi ay la yeelato dalalka caalamka oo inta badan haatan aktooda aan ka socon baasaboorkii hore ee Soomaaliya.

 

Xafiiska Waayaha.net-Nairobi-Kenya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khalid2   

passporkan waxuu lamidnoqanayaa kii cabdi qaasin soosameeyey, reer mogdishu iyo hargeysa antey kahelayaan passporkan, maxkamada waxay sheegeen in ay taarget ka dhiganayaan cidkastoo heysata passporkan mar The victims are again the People of somalia.

Buubaa cesho passporkaaaaaadi

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Saxib this governemnt is not Abdiqasin's and nor is this passport the same old one. the new passport is a step forwrad in the right direction. The courts have to worry about surviving.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khalid2   

Saaxiib ogow in dhib badan ka imaanayo passporkaan dowlada kenya ayaa hadan ugu horeyneysa in ay aqbasho socoshada labada passpor

hadana waxaa layaab ah passporka oo aad qaali uh maxaa yeley abdirashiidey wuxaa kajoogaa 300.000sh so

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^The Somali passport is a sign of change, and it wont bring any problems to anyone other than those that dont want a functioning governemnt like the Clan Courts..

Share this post


Link to post
Share on other sites

again .duke why do you pick the clan court and not the somaliland its their government ....you only take one side of the issue .if this is government for all somalis you have to say it who is againts it and who is supporting when ever you talking about.....the people of somaliland count for 3rd of somalia population remember that

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^The Clan Courts are the present obsticle that replaced the warlords of Mogadishu. They are the ones attacking and land grabing. Somaliland on the otehr hand is a stable state, though they must present an alternative to this passport since no one recognises them..

Share this post


Link to post
Share on other sites

i'm just saying if your talking about the passport don't just pick one group. there is two group that are against it. the courts and somaliand. that is how i would put it with out going it detail....we bot know why they are against it

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^It matters not who is against it, one group has no legitimacy what so ever. The other is not recognised. The main point is that whoever wants to travel will have to use this new passport, thats that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khalid2   

I have an optoin to justify that I will not take this passporrt it s that How can I get it, I live in some where else out of Baidoa.

since the government doesnt control over

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dawlada Kenya oo maanta si rasmi ah u dhaqan gelisay baasaboorka siyaasiga ee dawlada federaalka ay samaysay ayadoo ra'isalwasaarahana uu noqday mas'uulkii ugu horeeyey ee isticmaala

 

Novebmer 27, 2006 Markacadeey

 

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Dawlada Kenya ayaa maanta si rasmi ah u dhaqan gelisay baasoboorka siyaasiga ee dawlada federaalka Soomaaliya ay dhawaan dhaqan gelisay ayadoo waaxda socdaalka Kenya ay socdaalka u fududeynaysay cid waliba oo baasaboorkaasi sidata.

 

Ra’isalwasaaraha dawlada federaalka kmg ah ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo haatan ku sugan magaalada Nairobi ayaa bilaabay isticmaalka baasaboorka ayadoo wasiiradiisana la filayo in ay qaataan.

 

Mas’uul ka tirsan waaxda socdaalka dalka Kenya ayaa sheegay in maalmaha soo socda la filayo xubnaha golaha wasiirada dalka Soomaaliya ay wada qaataan baasoboorkaasi cusub oo noqonaya midka kaliya ee dalka Kenya iyo dalalka kale ee caalamka lagu soo geli doono.

 

Baasaboorkan cusub ayaa waxaa aqbalay dalal badan oo dalka Sacuudiga uu ku jiro waxaana dalka Sacuudiga uu sheegay in baasaboorkaasi ay dhaqan gelinayso muddo 6 bil ka dib.

 

 

Maxamed Carab

Xafiiska markacadeey Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

Originally posted by General Duke:

baasaboorka siyaasiga ee dawlada federaalka

Siyaasi means diplomat. This passport is nothing but a document carried by certain people to be allowed in out of Kenya. Kenya created the TFG so no surprises there. I don’t see it as a significant move that can help the average citizen of “Somalia”.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

Originally posted by General Duke:

^^^Saxib there are a number of new passports, one is for diplomats there were threads that explained it all previously on SOL.

Does that mean any one and every one can print these papers and call them passport? How is that different this time.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this