Sign in to follow this  
Gabbal

Islamic Courts' proclaim victory over Mogadishu.

Recommended Posts

Gabbal   

Midowga Maxkamadaha Oo Sheegay Inay Dhamaadeen Dagaaladii Muqdisho Iyo Maamul Ay Dhowaan ku Dhawaaqi Doonaan

 

Shir jaraa'id oo ku qabtay xarunta Maxkamadaha ee magaalada Muqdisho, guddoomiyaha Midowga Maxkamadaha Islaamiga ah ee magaalada Muqdisho Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku dhowaaqay inay dhowaan magaalada loo dhisi doono maamul mideysan oo loo wado dhan yahay.

 

Sheekh Shariif ayaa shirka jaraaid ku sheegay "Waxaan ku talo jirnaa inaan maamul u dhisno magaalada Muqdisho maadaama ay meesha kabaxday awooddii hogaamiye kooxeedyada ee gacan ku haynta magaalada Muqdisho oo ay hadda intooda badan ay ka carareen magaalada". Sheekh Shariif ayaa ka gaabsaday inuu sheego xilliga ay doonayaan inay ku dhowaaqaan maamulka Muqdisho.

 

Hadalka gudoomiyaha ayaa waxay ku soo beegantay xilli ay ciidamada maxaakiimta ay ka kaga guuleysteen dagaaladii ay isaga horyimaadeen magaalada Muqdisho Isbaheysiga la dagaalanka argagixisida iyo soo celinta nabadda.

 

Sheekh Shariif ayaa sheegay in dagaalladii magaalada Muqdisho dhamaan la soo afjaray haddana ay u gudbeen gobolka Shabeellada Dhexe oo ku tilmaamay goobtii laga soo abaabuli jiray dagaallada lagu soo qaadayo ciidamada maxkamadaha Islaamiga ah. Gudoomiyaha oo ku tilmaamay guusha ay gaareen mid ka yimid shacabka oo ku tilmaamay inay hogaamiye kooxeedyada magaalada Muqdisho ay in muddo dhan 16 sano ay dalka iyo dadka Soomalida ay dhibaato badan ku hayeen, hadana laga xoreynayo shacabka ay afduubka ku haysteen ee magaalada Muqdisho.

 

GedoNews Desk

Garba, GEDO

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

I truly cannot say, but then again it is worthy to note neither Aydiid nor Caato were part of the Anti-"Terror" alliance and neither declared and wage war against the Courts. Two of their financiers who were part of the alliance suffered the consequence though.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

True enough. It certainly seems like a good day for Mr. Abdullahi Yusuf; with the warlords defeated, he now has a single unified enemy in the Islamic Courts. The U.S. and other powers will have no other choice but to back him, and the TFG, in order to counter balance the Maxkamadaha. Everything seems to be falling into place with Xabsade/Saransoor as well; they are feeling isolated and may be caving in to demands for an intervention force made up of frontline states(e.g. Ethiopia). This year will most certainly be a notable one.

 

As is often the case, we in the diaspora are mere onlookers.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

^ I'm hoping the courts would bring down A/Y and his cronies from "power". Let them flee overseas and leave. I hear the old man has a plane full of fuel with the engine running at all times. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

True enough. It certainly seems like a good day for Mr. Abdullahi Yusuf; with the warlords defeated, he now has a single unified enemy in the Islamic Courts. The U.S. and other powers will have no other choice but to back him

Miskiin. Trust in Allah and yourself sxb not outside powerers.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this