Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted 15 hours ago 2 hours ago, Che -Guevara said: They attacked Qatar today. Who's next? Carab qamiisweyne saan maa daacad ka ah inay isla fiirsadaan? Falastiin, Lubnaan, Suuriya, Yemen, Ciraaq, Qadar iyo Iiraan Carab ahayn. Tunisiya waa loo hanjabay iyadana. Kibirkaan Yahuuda mar ayee si xun ugu ugu kugu doonaan. Qarnigaan waa qarnigeena ayee isleeyihiin, Mareykan gabalkiisa sii dhacaayo isku haleyn ka ah. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted 13 hours ago When some Muslims seemed celebrating and blaming Iran, I told them don't celebrate because when they are done with Iran they will attack Arab countries one by one. Now it is happening. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted 2 hours ago 13 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Carab qamiisweyne saan maa daacad ka ah inay isla fiirsadaan? Falastiin, Lubnaan, Suuriya, Yemen, Ciraaq, Qadar iyo Iiraan Carab ahayn. Tunisiya waa loo hanjabay iyadana. Kibirkaan Yahuuda mar ayee si xun ugu ugu kugu doonaan. Qarnigaan waa qarnigeena ayee isleeyihiin, Mareykan gabalkiisa sii dhacaayo isku haleyn ka ah. Maraykan gabalkisu beryaha dhici mayo trump wa u hanjanay the bricsk countries Quote Share this post Link to post Share on other sites