Sign in to follow this  
Liqaye

Jen Gabre oo loo magacaabay madaxa amniga iyo hoowlgalada ciidamada AMISOM

Recommended Posts

Liqaye   

gabre_and_geddi.jpg

 

 

Jen Gabre oo ahaa masuulkii ugu sareeyey ciidamada Itoobiya xiligii ay dalka Soomaaliya qabsanayeey ayaa si hoose waxaa loogu magacaabay madaxa Amniga iyo hoowlgalada ciidamada AMISOM iyadoona masuulkaani noqonayo masuulkii ugu horeeyey ee Etoobiyaan ah oo loo dhiibo jago sare oo intaa la eg

 

Gabre ayaa ka soo jedo qoomiyada Tigareeda ah ee xiligaan heysato dalka Etoobiya waxaana lagu xasuusan karaa xasuuqii banaa ee uu ka geestay Muqdisho xiligii uu ahaa masuulkii ugu sareeyey ciidamada Etoobiya.

 

gabre.jpg

 

Jen Gabre ayaa xiligaan waxaa amar ka qaato dhamaan ciidamada AMISOM waxuuna u qaabilsanyahay dhamaan waxii Amni iyo hoowlgal ah iyadoona arintaa loo dhiibay looga goleeyahay in si deg deg ah loo keeno ciidamada Etoobiyaanka ahaa ee gaarayey 20 000

 

Warkaan oo aan ka helnay masuul Soomaaliyeed ee u dhuun daloola siyaasada Soomaaliya kaa oo noo xaqiijiyey magaacbida xiligaan loo magacaabay Amniga ciidamada AMISOM waxaase jagadaasi u haayo dhanka dowlada Soomaliya Amniga saxiibkiisa ugu qalisan ee Soomaalida Axmed Cabdi salaan

 

Magacaabida Jen Gabre loo magacaabay dhanka Aminga iyo Hoowlgalada ciidamada AMISOM ayaa dhabar jab ku noqon doontaa Dowlada midnimada Qaran oo iyadu xiligaan looga taliyo wadanka Etoobiya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this