Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Latest news clash between Somaliland Troops and insurgents In widhwidh

Recommended Posts

waxaa saaka dagaal ku dhexmaray Ciidanka Qaranka somaliland iyo ciidanka SSC Deegaanka Widhwidh

Posted to the web on Jul 19

 

Waxaa saaka dagaalo culusi ka dhacay degmada Widhwidh ee ka tirsan gobolka cayn,waxaana dagaalku halkaas ku dhexmaray ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC Oo in dhwaydba isku horfadhyaay deegaanka Widhwdh.

 

 

Waxaana wararka hor u dhac ah ee degaankaasi laga helayaa sheegayaan in dagaaladaasi saaka bilowdey ay sababeen qasaare isugu jira dhimasho & dhaawac.sidaasina waxaa shabakada wararka holholnews u xaqiijiyay Corneal Aadan Maxamed Cali Bulay oo Saaka u Kicitimay Dhanka Degmada widhwidh.

 

 

Cornealku. waxuu intaasi ku daray in ciidamada Somaliland ay xalay abaari 2:00 Habeenimo ay Soo qaadeen Ciidamada SSC weerar Culus soo qaadeen, Iyadoo ciidamada miltrriga somaliland ay u jawaabeen in mudo ahna uu halkaasi dagaal ka soconayay.

 

 

Wararkale oo aanu ka helayno goobjoogayaal muxali ah ayaa waxaay sheegayaan in dagaalkaasi uu hada joogsaday ciidamada somalilandna ay hada gacanta ku hayaan rag maxaabiis ah dagaalaasina uu joogsaday.

 

 

Wixii ka soo kordha kala soco Holhol.net

 

 

holhol.net

holholnews@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

War Deg Deg AH: Dagaal Ka qarxay Tuulada Widh Widh ee Gobolka Sool

posted by: Webmaster

 

WidhWidh( TogaHerer)Kooxda SSC ee Somaliland diidka ah ayaa xalay weerar gaadmo ah ku soo qaaday ciidamada Jamhuuriyada Somaliland ee ku sugan Tuulada WidhWidh .

 

Weerarka Kooxdani Soo Qaaday ayaa Ciidamda Qaranku ee Ku sugan Jiida Widh widh ay u jilib dhigeen isla markiiba ay jabiyeen dagaalka ayaa ka socda Hareeraha Tuulada Widhwidh.

 

Dagaalkan ayaa geystay khaasaare dhimasho iyo Dhaawac ba leh , ilaa hadda lama xaqiijin khasaraha soo gaadhay maleeshayada Somaliland Diidka ah ee SSC, dhinaca ciidamada qaranka ayaa la sheegayaa in uu ka dhintay hal Askari kana dhaawacmay hal Askari oo kale sidoo kale ciidamda Qaranka ayaa ka qabtay maxaabiis fara badan Kooxdan SSC.

 

Geesta Kale Cali Sabaray oo hogaamiya Kooxdan ayaa ku calaacalay in dagaalka lagaga baxay oo Koox ka tirsani ay uga fadhiistay Dagaalka Kooxdaasina ay saldhig ka dhigteen tuulada Dan dan.

 

Dagaalkan oo bilowday xalay ayaa hada waxaa xabado ka dhacdhacayaan Dhinaca Bari ee Widhwidh…

 

Ilaa hadda dagaalkan ayaanay ka hadlin Xukuumada Somaliland gaar ahaan Wasraada Gaashandhigu.

 

Wixii wara ee ka soo kordha wararkeena danbe kala soco insha Allaah.

 

Xafiiska Wararka TogaHerer

 

Hargeysa

 

Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaalo Ka Socda Degaanka Widhwidh oo maxaabiis iyo Gadiid lagu Qabtay.

Monday, 19 July 2010

Burco(Togdhnews)-Degaanka Widhwidh ee ka tirsan Buuhoodle ayaa saaka dagaal ka qarxay ,kaasoo u dhaxeeyay Ciidanak Qaranka Somaliland iyo Maleeshiyo

 

 

 

 

Beeleedyo degaankaasi isku Urursatay,Dagaalakan oo laysku adeegsaday Hubka Noocyadiisa kala duwan ayaa waxa uu sababay Khasaare isugu jira Dhimasho iyo Dhaawac.

 

Sarkaal ka tirsan Ciidanka Qaranka ayaa TogdheerNews Usheegay in dagaalakani wali ka socdo degaanka Widhwidh,Islamarkaana ya khasaare Culus gaadhsiiyeen Maleeshiyo Beeleedkaasi,

kana qabteen Mxaabiis iyo Gaadiid dagaal,waxa uu sarkaalkani dhinacooda Sheegay in uu ka dhintay Hal Askari ,Sadex kalena ay ka dhaawacmeen.

 

dgaalkan oo wali ka socda jiidaasi ayaa wixii warar ka soo kordha aanu idiin soo gudbin doona.

 

 

TogdheerNews..Burco

Share this post


Link to post
Share on other sites

The nabadiid terrorist were crushed last night Somaliland troops captured their technicals and also lots prisoners were captured , they were completely cleaned from Area widhwidh

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Xaaji, that's an outcry. Now it's insurgent term. Keep copying unapplicable terms left to right here. The only insurgents, murders and terrorists are those who invaded to stable homes/towns and want to force them their ill agenda yet calling them all these names. Shame on you. At least if you started it, you shouldn't bark now.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well they are insurgents with their hit and run tactics the Somaliland army will protect the people of widhwidh against these peace hating insurgents

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalkii xalay iyo saaka ka dhacay Widhwidh, askar Somaliland ka dhimatay iyo kuwo ka dhaawacmay.

Posted: July 19/2010, 1:33 pm

 

Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaadhaya degaanka widhwidh ayaa sheegaya in dagaalkii uu hada istaagay.

 

Dagaalka ayaa wuxuu bilaabmay xalay saqdii dhexe waxaana weerarka qaaday ciidamada SSC iyagoo isticmaalay qoryaha waaweyn.

 

Ciidamada Somaliland ayaan wax jawaab ah ka bixinin madaafiicdii ay xalay ku soo ridayeen Ciidamada SSC.

 

Saaka ayaa hadana ciidamada SSc bilaabay dagaal fool ka fool ah, kaasoo markii uu mudo socday dib loogu riixay ciidamadii SSC.

 

Waxaa goan istgaadsiinta Buuhoodle sidaasdarteed waxaa adag in la helo khasaaraha dhabta ah ee gaadhay Ciidamada SSC, laakiin sida ay cadeeyeen saraakiil sarsare oo Somaliland ciidamada Somaliland waxaa ka dhintay hal askari inta la ogyahay 3 kalena waa dhaawac warkan waxaan ka helay oo noo cadeeyey somaliland ma jiro ilo madaxbanaan oo sheega in khasaaruhu intaa ka badanyahay.

 

9 maxbuus oo SSC ayaa loo dhaadhiciyey caynabo kuwaas oo la sheegay inay hubaysnaayeen oo dagaalka ku jireen, ilaa dhowr iyo labaatan qof oo aan hubaysnay oo markii hore ciidamada Somaliland qabteen ayaa dib loo sii daayey.

 

Ciidamada Somaliland waxay sheeganayaan inay hada hore ugu durkeen degaanka dhalaamo cune oo ah meeshii markii hore ay kasoo duuleen Ciidamada SSC, ciidamada SSC ayaa hada la filayaa inay degaanka Dandan isku urursanayaan.

 

Saacadaha Soo socda ayaan suganaynaa inaan idiin soo gudbino khasaaraha gaaray ciidamada SSC khadka telefoonka awgeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by A_Khadar:

And you're aggressors and terrorists right?

No we are protecting our citizens from terrorists who want to use our people as human shield

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

quote:Originally posted by A_Khadar:

And you're aggressors and terrorists right?

No we are protecting our citizens from terrorists who want to use our people as human shield
Oday reframe your arugument. It makes no sense because those fighting against you are the ones you're claiming to protect them. Your people are in the triangle and no reason you have to be here other than being terrorist...

Share this post


Link to post
Share on other sites

No my friend those who I am fighting are the terrorist and their main objective is to disturb the peace in the region before they started their insurgency the place was the most peaceful part of Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

No my friend those who I am fighting are the terrorist and their main objective is to disturb the peace in the region before they started their insurgency the place was the most peaceful part of Somaliland

On the other thread you praised your clan flag flying in the middle of LA after you invaded and destabilized a peaceful city. Here above you claimed that you are keeping the peace. Kidding me?? See how unstable you are and you are loosing your argument as I told you in the other thread. Now I am questioning your mental status. Most of you, the successionsts, have a lot in common, Hypocrisy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Laascanood was a no go zone daily killings between rival clans when the pirate state was running it prisoners being taken from laascanood to garowe and being slaughtered inside garowe.

 

Somaliland brought the peace and stability and the law and order back to the milky town . and also regional development when somaliland significantly raised its tax with 2%.

 

i am keeping the peace and order but the insurgents they are the one who want war and misery in the region and all the Somaliland army is doing is to protect the people of Somaliland from these nabaddiids that’s not hard to understand is it?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this