Game changer

Muuse wuu nala qaatay go,aan kaanu gaadhnay

Recommended Posts

Madaxwaynaha qaranka jamhuuriyada somaliland,  wuu aqbalay go,aankii beesha bariga burco.  Sidoo kale beesha GX yaguna way aqbaleen .  Next step Waxaanu la kulmayna beeshiisa,  Si aanu walaahayo ugu qancino.   Inay nala ridaan ninkaas  haduu isa soo sharaxo oo aysan u codayn.   Taa bedel keeda kursiga kulmiye waxaanu Ku wareejinayna samaale.  Sababtoo ah ina kaahinba is a doofaar muuse Ka xun , isagaana sabab u ahaa jabka inagu dhacay oo awalkii horeba go,aano jilicsan qaatay bilawgii shaqaaqada lascaanod.

 

We need inaynu mudo kooban arimaheena oo dhan xalino, si Aynu gaadhno horumar dhinac kasta leh .

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.