Sign in to follow this  
Duufaan

Warar Sheegaya in uu Geeriyoodey Sarkaalkii dadka ku Xasuuqay B/Hadhac

Recommended Posts

Duufaan   

Warar Sheegaya in uu Geeriyoodey Sarkaalkii dadka ku Xasuuqay B/Hadhac

Tuesday, June 15, 2010

 

Warar ay noo soo gudbiyeen ilow ku dhaw dhaw saraakiisha Sar sare ee maleeshiyaadka Soomaalidiidka ayaa waxay tibaaxayaan in hawlgalkii 12ki bishan aynu ku jirno ay fuliyeen Guutada Ismaaciil Mirre ee uu hogaamiyo Halyeye Kayse Cabdi Yuusuf uu ku nafbaxay mid ka mid ah saraakiishii sar sare ee maleeshiyaadka Soomaalidiidka.

 

 

 

Saraalkan oo lagu magacaabi jirey Caare isla markaana ka soo jeedey beesha Sacad yoonis ee ***** ayaa la sheegay in uu ku dhintay hawlgalkaas, Caare wuxuu ahaa ninkii hogaaminayey ciidankii xasuuqa ka geystey Bali hadhac halkaas oo ay ku dileen dad shacab ah oo ay ku jirtey Islaan Umul ah iyo caruuri.

 

 

 

Warku wuxuu intaas ku daraya in Caare uu markoo hore soo gaadhay dhawaac, kaasoo uu ugu dhintay Cisbaal ku yaala Hargaysa ka dib markii laga sii gudbiyey Burco. Waxaa la sheegay in Caare loo qal qaalinayey cisbaal debeda ah sida Nairobi ama Adis Ababa laakiin hor qaaditaankisii uu nafbaxay.

 

Dhawaan ayey ahayd markuu Taliyaha Guutada ma soo jeestayaasha ee Ismaaciil Mire Mujaahid Kayse Cabdi Yuusuf uu sheegay in ay hayaan xog sheegaysa in uu geeriyoodey sarkaalkii watay Ciidamadii la mirey todobadankan.

 

Caare ayaa waxaa lagu xasuustaa dhibaatooyinkii faraha badnaa ee uu ku hayey shacabka Laascaanood iyo kan SSCba, asagoo ahaa ninka uu ugu kalsoonida badnaa Daahir Riyaale ee ka hawlgala gobolka Sool. Waxaana dhimashadiisani ay meesha ka saaray qayb ka mid ah dhibaatooyinkii uu ku hayey Guud ahaan shacabka SSC.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

If this is true, Col Caare received quick justice. The only one left, is Col Ismaaciil in Ceerigaabo. Ceerigaabo people should learn from Kayse

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

If this is true, Col Caare received quick justice. The only one left, is Col Ismaaciil in Ceerigaabo. Ceerigaabo people should learn from Kayse

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Mujrim Caare committed genocide in Widhwidh and Bali Hadhac, he killed old men & women, pregnant woman, and young children.

 

 

Quick justice from Allah, before he kill more people,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Mujrim Caare committed genocide in Widhwidh and Bali Hadhac, he killed old men & women, pregnant woman, and young children.

 

 

Quick justice from Allah, before he kill more people,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this