Sign in to follow this  
General Duke

Fear of the few: The lies and propoganda of Xamar warlords

Recommended Posts

MMA, I do like the left overs of Carta, and their waffle. Abdiqasin failed because he was not a compotent leader. He spoke, walked and acted like a leader but thats not enough it takes more than that. You have to plan, implement and evaluate before making decisions. He always spoke before thinking, he was not consistant nor brave and lacked vision, it seems he was stuck on Afweyne time. A man who belived himself to be president while not being able to cntrol his own back yard.

An actor, who hid behind his subclan in section of Mogadishu. Four years and millions of Arab dollars later he was humiliated in Nairobi.

Spare me the bull and all the niceties, Somalia needs a tough leader who can face of with these so called strongmen around the country.

So far Abdullahi has said and done the right things, no compromise on security and order is what the nation needs.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Salaan...

Somalia needs a tough leader who can face of with these so called strongmen around the country.

Yes, indeed macalinka. We do indeed need a tougher leader. But I didn't know bringing Amxaaro/Tigrey to do that "tough" dirty job was a "tough leader's" idea. The last time I knew, tough men faced their adversaries personally, not lagu soo ganbado shisheeye.

Emperor   

MMA good, Bear in mind we in different era.

Waliba C/qaasin oo lahaa "walaaloow waa idin baryaa",

Are u suggesting Yusuf and Geedi should beg the likes of dayniile and the four thugs who held Mogadisho hostage for 15 years.

I know he is a military man, however the days of xukun xoog and boob ma jirto--more

Force? never heard of him saying i will use force, or you qouting dayniile here, or are you suggesting that the man used Force to visit Jowhar, Balatwayne stay and travel at the heart of H tribesmen. Oh yeah he forced and used ethiopian troops, dadkii soo dhawayayna waxay ahaayeen ethiopian sida Somalida loogu labisay iyo Somalida dagta ethiopia.. looooool

Aniga personally for the sake of Soomaalinimo and our flag aa u support gareyaa C/llaahi Yuusuf, just as I did C/qaasin. Laakiin don't start and tell us now hebel iyo heblaayo don't support C/llaahi Yuusuf

As a person I could clearly see the difference between a government and a Man, which I suspect many dont.

Sxb for the sake of Somalinimo and the flag we should support the government.

^^^^ It gets better.. Here is a Hiirranonline editorial..

C_Yusuf.jpg

MADAXWEYNUHU WAA WAR SAMEEYE HADAL YAQAAN AH OO AAN LA GAMBAN WAXA UU AAMINSAN YAHAY (Orator and News Maker)

Sabti, February 26, 2005 (HOL) @17:00GMT: in Madaxweynuhu War sameeye yahay, hadal yaqaan-na uu yahay waxaa cadeynaya sida maalmahaan loo hadal hayo qudbaddii uu jeediyay markii uu gudaha dalka ku soo laabtay tan iyo markii loo doortay Madaxweynenimada Soomaaliya, qudbadaasoo uu qofba sidii uu doono u fasirtay.

24-kii bishan ayay madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo uu ku jiray Ra'iisul Wasaare Geedi ku soo laabteen gudaha dalka Soomaaliya, iyagoo ka soo degay garoon ku yaala magaalada Jowhar, iyadoo taasina uu ka dhashay guux weyn oo ku saabsan in laga wanaagsanaa in mas'uuliyiinta dowladda ay ka soo dhul bilaabaan meel aanan ahayn caasimadda Soomaaliya, inkastoo hadana aysan meesha ka marneyn in madaxweynuhu uu ka maagayay indhawaalaba in uu caasimadda Soomaaliya yimaado arrimo badan oo is-biirsaday dartood.

Waa tii horay loo yiri hadal waa Mergi oo kale oo hadba meel u jiidma , taas waxaan uga gol leeyahay oo aan u soo daliishaday waxaa micno badisay qudbadii uu Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ka jeediyay Magaalada Jowhar, taasoo sida aan aniga u qaatay ahayd mid uu madaxweynuhu jeediyay isagoo xamaasadeysan waayo wuxuu farxadda hareysay darteed daaha ka rogay taariikhdiisii ilaa muddo ku eg 40 sanadood, isagoo weliba sheegay in uu hoggaan u ahaa raggii bilaabay xabaddii Soomaaliya cuntay, wuu sii hadlay wuxuuna mar kale isku tilmaamay in uu yahay nin ma quuste ah oo halgankiisii ka miro dhaliyay, iyadoo uusan meesha ka saarin xarig 12 sanadood qaatay oo uu 6 sano oo ka mid ah ku soo qaatay Itoobiya, halka uu 6-da kalena ku liqay dalka Soomaaliya.

Madaxweynaha qudbaddiisa waxaa ku jiro meelo ay ka dhiidhinayaan siyaasiyiinta ku jira Xukuumadda Federaalka ee la sheego in ay awoodda ku leeyihiin magaalada Muqdisho, waxayna ka caroodeen sida wararka ka soo baxaya ay sheegayaan hadal madaxweynuhu yiri oo ahaa in aaney jirin cid ka hor istaagi karta Muqdisho haddii ay tegayaan isaga iyo wafdigiisa, dadka Muqdishana ay yihiin dad dowladnimada raba 98%, inta yar ee soo hartayna aysan u af-duubnaan doonin.

Dabcan hadalkaas waxaa uu meesha ka saaray mas'uuliyaddii hoggaamiyayaasha Dowladda ku jira ee Muqdisho fadhigoodu yahay, kuwaasoo aanan soo raacin wafdiga madaxweynaha, horayna aan Muqdisho u imaanin tan iyo markii ay ka mid noqdeen madaxda dowladda. Haddaba si ay awooddooda u muujiyaan ayay wararka naga soo gaaraya Nairobi sheegayaan in ay haatan bilaabeen shirar ay isku xulufeysanayaan, kuwaasi oo shalay iyo maantaba ka dhacayay magaalada Nairobi Hotello ku yaala, waxayna hoggaamiyayaashaas kala yihiin: Cusmaan Caato, Xuseen Caydiid, Maxamed Qanyare, Muuse Suudi, Bootaan Ciise Caalin iyo Cumar Filish.

Dad badan ayaa is-weydiinaya sababta ay hoggaamiyayaashan u noqon waayeen kuwo hal abuur leh oo ugu yaraan intey Muqdisho yimaadaan, hubkooda iyo maleeshiyooyinkoodana xareeyaan ay bulshada ugu adeegi waayeen, caasimadda ammaankeedana u sugi waayeen, halka ay jiif dheer kadib ka daba qeylinayaan hadal uu yiri madaxweyne C/llaahi Yuusuf.

Dabcan madaxweynuhu waa war sameeye af-tahan ah oo aan la gamban waxa uu aaminsan yahay waxaana taas u daliil ah inta jeer ee wareysiyo uu bixiyay amaba uu qudbado jeediyay dhamaantood micno badan ayaa loo yeelay, aan soo qaadanno habeenkii la doortay waxaa uu jeediyay qudbad iyaduna xamaasadeysneyd, wuxuuna sheegay hadal ay dad badan hoosta ka xariiqdeen oo ahaa in uu la shaqeynayo dadka habeenkii shaqeeya iyo kuwa maalintii shaqeeya, taasoo ay dad gaar ah isku qaloociyeen, isla markaana sheegeen in uu iyaga ula jeeday.

Marka aan ka soo tagto dad mucaaradsan qudbaddii madaxweyne C/llaahi Yuusuf waxaa jiro kuwo kale oo la dhacsan hadalka madaxweynaha, kuwaasoo kuu sheegaya in uusan ahayn qof jir jiroole ah oo marba midab la soo baxaya, waxayna tilmaamayaan in uu mar walba runta sheego, damaciisana aan qarsan sida hoggaamiyayaasha kale ay sameeyaan.

Dhanka kalena, Wafdigii Madaxweynaha hoggaaminayay oo xalay ku hoyday magaalada Garowe ee gobolka Nugaal ayaa maanta waxay u soo baxeen meel fagaare ah, iyadoo Ra'iisul Wasaare Geedi iyo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ay garoon lagu ciyaaro K/cagta oo ku yaala Garowe ay kula hadleen dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid deegaano ka tirsan Puntland.

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo dadkaasi la hadlay waxaa uu mar kale ku celiyay lagama maarmaanimada in ciidamo shisheeye la keenayo dalka iyo in ay caasimadda Soomaaliya tahay Muqdisho, isagoo ku baaqay in dowladda Dhexe ee Soomaaliya iyo Maamul goboleedka Puntland in ay xooggooda isugu geeyaan sidii ay Qarankii Soomaaliyeed u istaajin lahaayeen, isagoona caddeeyay in ay jiiri doonaan cid walba oo isku dayda in ay ka hortimaado dowladda Soomaaliyeed.

Ra'iisul Wasaare Geedi ayaa isaguna la hadlay dadkii isugu soo baxay Garowe, wuxuuna ku celiyay in ciidamo hub ka dhigis sameeya, ciidamada Soomaaliyeed tababarro siiya, xarumaha dowladdana ilaaliya loo baahan yahay, isagoo caddeeyay in ciidamadaas ay qaban doonaan howlo loo cayimay, welibana ay hoggaamin doonaan saraakiil Soomaaliyeed.

Wafdigan uu hoggaaminayo Madaxweynaha oo booqasho lix cisho ah ku kala bixinayo lix magaalo oo ka tirsan dalka Soomaaliya ayaa laga sugayaa in ay tagaan magaalooyinka Boosaaso, Gaalkacyo iyo Baydhabo, iyadoo socdaalkooda ujeedadiisana uu yahay mid xaqiiqo raadin iyo kalsooni abuurid isugu jira (afact-finding and confidence building trip.

Salaad Iidow Xasan (Xiis) Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Mogadishu, Somalia

BEEN ABUURKA IYO DAD ISKU DIRIDDA -SHABAKADDA DAYNIILE-

W:Q A Qani Farah

--------------------------------------------------------------------------------

Bacda salaan mahad Alle ayaa leh (SW),naxariisna Nabigeenii (SCW)amaan iyo abaalna waxaan u haynaa maamulka mudug online sida sharafta leh oo ay had iyo jeer ugu soo baahiyaan qoralada ayagoon qofna sharaftiisa iyo cirdigiisa waxba ugu dhimeen,hadaba walaalayaal qoraalkaan waa mid aniga qoraha ah ii gaar ah waana aragtidayda gaarka ah.-

Walaalayaal sida aynu wada ogsoon nahay Ummadeena waxay soo martay dagaal Sokeeye oo soconayay muddo ku dhow 15 sanno,waxaa nasiib wanaag ah in aan maanta haysano Dowlad Soomaaliduna waxay tiraahdaa Dowlad la'aan Dowlad xun ayaa dhaanta,ayadoo aan ilaa hadda lagu tilmaami karin dowladdaan xumo iyo samo,waayo wali ma aysan caga dhigan,sidaas darteed waxaa waayahaan dambe ka soo burqanayaa Shabakadda Dayni- ile been abuur iyo dad isku dirid oo aan geed loogu soo gaban, waxaan filayaa in aan loo baahnayn wixii ay ka qortay qudbadii uu ka jeediyay Madax waynaha Cabdullahi Yusuf Axmed iyo R/W Geedi magaalada Garowe,anigu waxaan dhagaystay qudbadaas waxaana ka fahmay madax la hadashay shib u diyaar ah in la helo dal nabad ah,nasiib daro Shabakada dayniile ayadoo u adaygaysa dad yar oo wata dana gaar ahaaneed ayay hadaladii wanaagsanaa oo ay meel walba ka akhrinayaeen Madaxda Soomaaliyeed waxay u badashay in duulaan lagu yahay ****** .-

Hadaba Sua'aashu maxay tahay ! maxaa dan u ah Ummadda Soomaaliyeed Yaase hor taagan?

Jawaab:-Soomaali waxaa dan u ah maanta in ay Dowladooda ay garab is taagaan ayagoo xasuusan wixii aynu ka dhaxal- nay dagaalkii sokeeye.-

Yaa hor taagan:-waxaa hor taagan 4 qof oo dantooda gaar ahaan- ed fiirsanayaa ayagoo ku adeeganayaa dad masaakiin ah oo ay nolol maalmeedkoodii uga dhigeen xoolihii laga boobay Soomali oo ay xooga ku haystaan.-

Waxaa xusid muddan Walaalkeen Cabdi Qasim Salaad, qudbadii uu ka jeediyay Xamar maxaan oran karnaa ma waxbuu ku wanaa-jinhayay mise Soomali ayuu dab isugu dhiibayay waa Su'aal taagan oo qof waliba arko.- Aniguse waxaan u arkaa in uu hurinayo dagaal dambe,sababtoo ah hadaladiisii waxaa ka mid ah in uu yiri Maanta dagaalo ayaa ka socda Somaaliya meel kasta mana jiraan wax dagaal ah oo socda.

Gabogabo:-Walaalayaal waxaa maanta hortaagan Dowladda naba-dda raadinaysa waa kuwa ALLE ka cabsigu ku yar yahay oo doo-nahay inay booli wax ku cunaan ayagana ALLAHA xaqa ha tuso xaarantana ha qabto.-

Waxaan Hadalkayga ku khatimayaa heestii wadaniga ahayd:-

-SOOMAALIYEEY TOOSAY TOSOO ISKU TIIRSADA OO

-HADBA KIINA TAAGDARANEE TAGEERA WALIGIINEE

AQani Farah

xandulle60@hotmail.com

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this