Sign in to follow this  
General Duke

Fear of the few: The lies and propoganda of Xamar warlords

Recommended Posts

1- Last week the whole government was painted as one that did not enjoy the support of the people. The President was supposed to be a coward who could not go beyound his home region.

2- Many argued why do we need FT troops, when our millitia can disarm easily.

3- The president and PM did not want to go to the capital Mogadishu....

Since

The leaders of the country visited Jowhar, and were greeted by thousands of people. They stayed the night then travelled by land from Jowhar through Buul Burde, to Hiiraan's capital Beledweyne. Again thousands of Somali citizen's waited hours to meet them.

Then to Garowe and it was the biggest welcome ever held in the capital of Puntland.

In Jowhar the President has stated clearly he and the government are coming to the capital..

So what has the reaction of the "peace loving" ex warlords of Xamar and their supporters like Dayniile.com , BBC-Garad and some on SOL like, Juma?

Share this post

Link to post
Share on other sites

naha Beelaha ****** uga jira Dowlada federaalka kmg-ka Soomalaiyeed oo ka horjeestay Socdaalkii C/laahi Yuusuf ee Soomaaliya iyo Hadal uu jeediyay

February 26, 2005

--------------------------------------------------------------------------------

Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi oo xarun u ah dalka KEnya ayaa sheegaya in xubnaha dowlada federaalka uga jira Beelaha ****** ay go’aan adag oo ka dhan ah madaxweynaha dowlada federaalka ay ka qaateen hadal dhowaan ka soo yeeray madaxweynaha, markii uu tagay Magaalada Jowhar oo ah xarunta gobolka Shabeelaha dhexe.

Wararka ayaa sheegaya in xubno ay ka mid yihiin Muuse Suudi Yalaxoow, Cusmaan Xasan Cali (Caato), Maxéd Qanyare Afrax, Xuseen Maxamed Caydiid, Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish), Maxamed Jaamac Furux, Bootaan Ciise Caalin, Cumar Xaashi Aadan iyo Xubno kale oo ku jira dowladda Federaalka ah kana soo jeeda beeshaas ayaa shalay kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Nayroobi kaasoo ay uga hadlayeen xaaladda cusub ee xilligaan ka taagan Soomaaliya gaar ahaan ciidamada la sheegay in Soomaaliya la keenayo.

Kulankaan oo uu shir guddoominayey Xildhibaan Cumar Xaashi Aadan ayaa waxaa isku marxabeeyey amaba isku gacan qaaday Muuse Suudi Yalaxoow iyo Cumar Filish oo halkaas si niyadsan ugu heshiiyey.

Maanta ayaa la filayaa inay go’aan mideysan ay ka soo saaraan arrinta ciidamada shisheeye iyadoo la sheegay inay gebi ahaanba ka soo horjeesan doonaan beesha ****** in ciidamo safka hore la keeno Soomaaliya.

Maxamed Cali Maxamud (Madka)

The despair of the ex warlord on the popular trip of the President.

www.dayniile.com

www.waagacusub.net

www.hobyonet.com

The above groups are starting trouble by creating fabricated quotes from the President and PM with the aim of creating fear specialy in Mogadishu.

The Somali BBC lead by Yusuf Garad ignores the land trip between Jowhar and Beledweyne. This was a ****** move since websites like Hiiraan.com and online Radio Daljir covered this by providing both audio and visual evidance.

Its funny to note how Abdiqasin never went to Beledweyne and Jowhar let alone travel by land. However his trip to Dhusa Mareb was covered well by the BBC.

Anyhow its imported that they all come out and like the PM said "we will teach them politics"

Hoggaamiyeyaasha kasoo jeeda Muqdisho oo shaley Nairobi shir ku yeeshay.

February 26, 2005. HornAfrik. Mogadishu, Somalia.

Cabdiqaadir Cashar Nadaara. Muqdisho, Soomaaliya.

Siyaasadaha cusub ee uu iminka ku shaqeynayo Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed, ayaa waxaa ay isu soo dhoweynayaan hoggaamiyayaasha beelaha ****** ee iminka ku jira dowlada federaalka, iyagoo si weyn markii hore uggu kala tagey mabda’ooda dhinaca siyaasadda.

Cabdulaahi Yuusuf Axmed hadalkii uu dhowaan ka jeediyey magaalada Jowhar ayaa waxuu isu keenay hoggaamiyayaasha beelaha ****** , oo shaley kulan ay ku yeesheen magaalada Nairobi isku cafiyey, sheegayna iney meel ugga soo wada jeesan doonaan waxa ay ku tilmaameen siyaasadaha guracan ee lidiga ah beesha ay wakiilka ka yihiin.

Hoggaamiyeyaasha beelaha ****** ee ku jira golaha wasiiradda ee dowlada federaalka Soomaaliya ayaa shaley kulan kooda waxa ay ku sheegeen iney isku cafiyeen, iyadoo kulan kaana ay ka qeyb galeen Xuseen Maxamed Ceeydiid, Cismaan Xasan Cali “Caato†Maxamed Qanyare Afrax, Cumar Maxamed Maxamuud “Cumar Finishâ€, Eng Cadow, Muuse Suudi Yalaxow iyo xubno kale oo dhamaantood ka tirsan siyaasiyiinta beelaha ****** .

Kulan kaasi oo si guud ay isugu yimaadeen ayaa si gooni ah waxaa isku cafiyey hoggaamiyayaal wax kala tabanayey, iyadoo si gooni ah ay isku cafiyeen Cumar Maxamed Maxamuud “Cumar Finish†iyo Muuse Suudi Yalaxow, iyo Eng. Xuseen Maxamed Cadow, oo iyagu si gooni ah u fariistay.

Waxaa sidoo kale iyana wada hadlay Xuseen Maxamed Ceeydiid, Cismaan Xasan Cali “Cismaan Caato†Maxamed Qanyare Afrax iyo xubno kale oo ka tirsan siyaasiyiinta beelaha ****** .

Kulan kaasi shaley waxaa ay ku sheegeen iney meel ugga soo wada jeesan doonaan siyaasadaha ay ku tilmaameen iney dhan ka yihiin beesha ay hoggaamiyayaasha u yihiin, waxaana ay siyaasiyiintu ku balameen maanta iney kulan kaloo qada ah ku yeeshaan hoteel ku yaala magaalada Nairobi ka dibna ay saxaafadda la hadli doonaan.

Waxaa sidoo kale hoggaamiyayaashu ka hadleen iney mowqif mideysan beelaha ****** xubnahooda kow iyo lixdanka “61â€ka ee ku jira baarlamaanku ay qaataan arrinta sida weyn loo sugayo ee ah keenista ciidamo shisheeye, oo uu baarlamaanka dhowaan ka fariisan doono, waxaa sidoo kale ay xubnahaasi ku dadaali doonaan sidii ay beelaha kale ugga dhaadhicin lahaayeen fekerkooda ay ku diidan yihiin in dalka ay yimaadaan ciidamo ka socda dalalka safka hore.

Khudbada uu ka jeediyey Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed Magaalada Jowhar isagoo la hadlayey dadweyne fara badan oo reer Jowhar ah, ayaa waxaa iyana aragtiyo kala duwan ka bixiyey siyaasiyiinta, waxgaradka iyo xilibaanada iyagu ku sugan magaalada Nairobi.

Hoggaamiyayaasha beelaha ****** ee dadaalka ka wada magaalada Nairobi ayaa arrintoodani waxa ay ka danbeysay markii ay u arkeen madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi iney wadaan dadaalo ka dhan ah beesha ****** oo ay iyagu hoggaamiyaayaal u yihiin.

Hoggaamiyayaasha beelaha ****** ee iminka ku jira golaha wasiirada ayaa waxa ay iyagu si cad ugga hor yimaadeen codsi dhowaan uu u gudbiyey Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi, isagoo ka codsadey iney ku wehliyaan safarada iminka ay ku marayaan Ra’iisal Wasaaraha iyo Madaxweynuhu deegaano ka tirsan gobolada dalka Soomaaliya.

Waxey si aan shuruudi ku jirin uggu soo dhoweeyeen garoonka Jome Kenyatta guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan, oo soo dhoweyntiisu ay ka qeyb galeen dhamaan siyaasiyiinta beelaha ****** , hoggaamiyayaashooda oo iyagu u arkaya mabda ahaan in Shariifku uu markaa ka wanaagsan yahay siyaasadaha ay ku dhaqmayaan Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed iyo Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi.

Kala qeyb sanaanta ku timid xubnaha sare ee dowlada ayaa waxaa ay dhibaato kale sii galineysaa howlihii dibu heshiisiinta, iyo rajadii laga sugayey dowlada federaalka Soomaaliya oo iyadu muddo laba sano ah dhismaheeda ay Soomaalidu u fadhiyeen magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Qaar ka mid ahaa xubnihii golaha wasiirada ee dowlada federaalka Soomaaliya ee la socdey wafdiga Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed oo shaley gaarey magaalada Garoowe, ayaa la sheegayaa iney xaley ku sugnaayen magaaladaasi, ka dib markii la sheegay diyaaradihii ay wateen in laga buuxiyey ciidamo la sheegay in laga soo qaadey magaalada Jowhar, maanta ayey sugayaan wafdigaasu iney diyaarad ugga timaado magaalada Garoowe si halkaa looga qaado.

Hoggaamiyeyaasha ****** oo Saacad kadib

C/llaahi Yuusuf u jawaabi doonan

Galabta Casarka ayaa lagu wadaa in hoggaamiyeyaasha ****** ee ku sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ay qabtaan shir jaraa’iid oo ay kaga hadlayaan dhawaaqa dhawaan ka soo yeeray Madaxweynaha soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed, socdaalka Madaxweynaha, keenista ciidamo shisheeye iyo caasimad ahaanshaha magaalada Muqdisho.

Shirkan Jaraa’iid ayaa waxaa uu ka dambeeyay kulan shalay kooxaha ****** ku yeeshen Magaalada Nairobi, iyagoo sheegay inay ka heshiiyeen dhamaan wixii khilaafaad ah u dhaxeeyay.

Xildhibaan Cumar Xaashi Aadan ayaa sheegay in shirka Jaraa’iid wax badan laga soo saari doona, waxaana la filaya in shirkaas goor dhaw bilaabado.

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com

Midnimo Information Center wararka@midnimo.com

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this