Sign in to follow this  
Sky

Slam Bam Thank You Mam

Recommended Posts

Sky   

The President of Puntland seems like a leader in exile by his own will. He only comes back to where he belongs, when the constitution forces him. After that, its back to the 'civilised' world for medical treatment. Strange.....

 

Madaxweynaha Puntland oo dib ugu dhoofay dalka Jarmalka What he was in Puntland? :confused:

 

Bosaso:- Madaxweynaha Puntland Md.Maxamuud Muse Xirsi (Cadde Musse) ayaa galabta dib uga dhoofay Airporka Bosaso kadib markii muddo saacado ah uu magaalda Ku sugnaa.

 

171005_cadde_bosaaso1.jpg

 

Madaxweynaha ayaa dib ugu soo noqday dalka si uu u cusbooneysiisto 60-ka maalmood ee loo ogol yahay Madaxweynaha Puntland inuu dalka ka maqnaado.

 

Cadde Musse Madaxweynaha Puntland ayaa xarunta Madaxtooyada Bosaaso shir gaar ah kula yeeshay Xukuumada iyo Wasiirada Puntland.

 

171005_cadde_bosaaso3.jpg

 

Kulankaasi oo looga xaajeysanayo arrimaha Puntland ayaa shirkaasi kadib wuxuu Madaxweynaha warbaahinta kala hadlay shacabka reer Puntland.

 

Madaxweynaha oo ay galbinayaan in badan oo kamid ah Mas'uuliyiinta Golaha Wasiirada, Xildhibaano iyo maamulka gobalka ayaa Airporka u dhaqaaqay.

 

171005_cadde_bosaaso2.jpg

 

Diyaarada sida Madaxweynaha ayaa ka duushay Airporka ayadoo lagu wado Madaxweynaha inuu safar caafimaad ah uu dib ugu noqdo dalka Jarmalka.

 

Xassan Ciise

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this