Sign in to follow this  
Che -Guevara

DKMG ah, il geeriyaad leh , gashay gafkii geerida (Fatal Mistake)

Recommended Posts

N: Ku dhawaad 60 qof ayaa ku dhimatay, 150 kalana dhaawacyo ayaa kasoo gaaray, halka qasaaro hantiyeed oo fara baddan uu jiro, barra kaca waa xisaab la’aan.

 

Dhamaan waxaa hakad galay nooc kasta oo nolosha ka mid, walina lagama fikirayo xisaabinta khasaaraha maadaamaa wali loo took hayo in waxyeelada ay sii kororto, isla markaasina aanan loo kansho heynin qasaaro xisaabin.

 

Waxaa dariiqyada habaaska leh ee ka-dhac-kadaga ah ee Xamar ku ordaya daqiiqad kasta gawaarida gargaarka degdega ah ee tirrada yar oo dadka dhaawacyada qaba u daabulaya isbitaalada 2-da ah ee magaalada sida rasmiga ah uga shaqeeya, haddii ay dadka ku gaaraan iyagoo nafta ku jirto isbitaalada waxaa haddana aad u yar suurtagalnimada in ay helaan daryeel iyo dabiib caafimaad oo naftooda badbaadin karra.

 

Dhibaatada baaxadani leh waxaa mas’uuliyadeeda dusha saaranaya DKMG ah oo maanta lasoo baxday wajigeedii cusbaa, ka sokow in ay dagaal la gashay xoogaga muqaawamada ee kasoo horjeeda, waxay howlgalisey hogfaamiyee kooxeedyadii arxan laawayaasha ahaa ee dalka halaagay.

 

Waxay u muuqataa in DKMG ah ay shalaayto tii ugu dambeysey ka joogto in ay dagaal gasho, iminka waxa ay xabadda gaartay Villa Soomaaliya oo qarka loo saaranyahay in lala wareego saacada soo socda.

 

Meeriskani kooban waxa uu ku jirrey gabaygii Koofil ee Sayid Maxamed Cabdille Xassan, xoogaga muqaawamada waxay marin doonaan marka ay is dul taagaan taalada Sayidka ee ku taalada wadada dabka marka ay la wareegaan Villa Soomaaliya “Jidkii uu iblays ii horgalay jaasadii helay dheh’ Daraawiishna (muqaawamo) waa jibindhowgiyo jowga soo bixi dheh”,

 

Fariintaasi waxa ay u farayaan kuwa xabbada ka badbaaday ee baqqo cararka ku tagga dalalka kuwa soo dirsaday ee ay u adeegayaan.

 

Go’aanka DKMG ah ee ah in ay howlgaliso hogaamiye kooxeedyada waxaa lagu tilmaamay qalad istaraatiiji ah oo isagoo kale aanan la arag, luuqada English-ka waxaa lagu yiraahdaa (fatal mistake) ama ( gafka geerida).

 

Gafka geerida ee ay gashay DKMG ah waa hubaal in uu galaafan doono jiritaankeeda, talaabadani waxay ka dhigantahay in ay rasaas qoryaha ugu cabeeyeen xoogaga kasoo horjeeda, tusaalaha gaaban ee loosoo qaadan karro ayaa ah in xoogaga muqaawamada ay arrintani ku heleen taageero lama filaan ah oo kaga timid dhan kasta oo kasoo horjeeda Hogaamiye Kooxeedyada, gaar ahaan ganacsato lugta gadaal u dhigeysey oo markani toos ula safatay muqaawamada.

 

Waxba wax ayaa ka daran, Cabdiraxmaan Janaqoow ayaa jabiyey rikoorka markii uu hogaamiye kooxeedyada ku tilmaamay mujaahidiin u halgamaya xoreynta dalka sheegeyna in hogaamiye kooxeedyada dhabta ay yihiin Sh. Xassan Daahir iyo Sh. Xassan Turki, wuxuu kolba geed kusoo gabadaba markani ayuu dhigey joowharta.

 

Kadib hadaladii dagaal doonka ahaa ee Cumar Xaashi, Cabdiraxmaan Cabdishakuur,iyo Cumar Cabdirashiid qofkii ugu dambeeyey ee durbaanka dagaalka garaaca waa Maxamed Cabdi Gaandi oo ku magacaaban wasiirka gaashaandhiga, wuxuu sheegey in DKMG ah ay Xamar ka nadiifin doonto xoogaga muqaawamada.

 

Dagaalkii maanta dhacay waxaa ka qeybqaadanayay Salaad Cali Jeele, Maxamed Dheere, Yuusuf Indhacade iyo Cabdi Qeydiid oo la sheegey in ay naftiisa khatar ku gashay dagaalkii Tarabuunka oo uu hogaaminayay.

 

Dhab ahaantii dagaalkani ay DKMG ah qaaday waxa uu qiil u sameeyey weerarkii muqaawamada ee ay kula wareegi lahaayeen Villa Soomaaliya, sida aan wararka ku heyno, muqaawamada waxa ay isku heysey oo dood dheer dhexdooda oga socotey arrinta ku saabsan in la weeraro xarunta Madaxtooyada, dad dhexdhexaad ah ayaa si joogto ah uga digayay muqaawamada in ay weeraraan Villa Soomaaliya taasoo ay yiraahdeen waxa ay caawinaysaa dowlada daciifka ah oo dooneysa marmarsiimo ay ku hanato kalsoonida shacabka iyo ciidamo shisheeye oo dheeraad ah oo dalka loosoo dirro.

 

Maalinta sabtida waxa lagu gaaro salaada duhur waxaa kala cadaan doona cidda gacan sareeysa, dabcan waxaa la filan karaa in DKMG ah ay banaanka keento awoodii ay ku tashanaysay ee ay dagaalka u gashay, mana ahana doonto awood gudaha ka timid.

 

Kismaayonews

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by hamza9163:

Video of today's fighting

 

Ignorant, brainwashed young men, who do not even know waxee u dagaalamayaan, ka dagaalamayaan.

 

Yaa ogaado haddee hal xabbad ku dhacdo the most they will ever do for him is taking him to isbitaal and leave them to suffer or succum to their injuries on there.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

Ignorant,
brainwashed
young men, who do not even know waxee u dagaalamayaan, ka dagaalamayaan.

Brainwashed, huh ? Very rich, coming from a H & M skinny-jeans wearing, Starbucks-sipping, newly-ilbax preppie wannabe.

 

The freedom fighters of Somalia need no defense. In the words of Abu Dujaanah Al-Soomaali : For they are doing what you, O Coward, cannot do.

 

Sissy boys who would rather give up their wives to the Ethiopians than stand and fight like Free Men will never understand what it means to live, fight, and die for principles.

 

Say it with me: May the eyes of Cowards never find rest in sleep.

 

Abu Dujaanah:

The amount of people expressing their unreserved abhorrence for Al-Shabaab has become transparent here over the time they’ve began their pursuit. These people, often in the comfort of their western homes, come up with all sorts of explanations to justify their innate weakness. A disease is in their hearts – a disease that gnaws at their insides as each day passes by and though they are not oblivious to the truth, they simply turn a blind eye to the state of affairs

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Mr kashafa

Don't attack others. ... Challenge others' points of view and opinions, but do so respectfully and thoughtfully, without insult or personal attack..Sidi nin weyn oo kale figradaada udhiibo ceydan badan iska kala yaree

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

^^ Thank you, Sir. I will take your advice into consideration. But I must need tell you: You can't knock my boys without me coming after you..... hard.

 

Some folks have a tendency to pop off the mouth online, say stuff they wouldn't say to people's faces, so I'm just keepin' people honest and accountable with the Kashafa Karbaash. That's all.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by hamza9163:

Video of today's fighting

 

I do not see one over 16 and the average age seems to be around 14. Makes you wonder does it not?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

^^ You lie, Sir. Either that or you're blind. They are all evidently in their late teens and twenties.

 

Try harder. The "brainwashed kids are waging this war" has already been covered by people more desperate than you.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar:

quote:Originally posted by hamza9163:

Video of today's fighting

 

Ignorant, brainwashed young men, who do not even know waxee u dagaalamayaan, ka dagaalamayaan.

 

Yaa ogaado haddee hal xabbad ku dhacdo the most they will ever do for him is taking him to isbitaal and leave them to suffer or succum to their injuries on there.
MMM,

 

The young Somali men have been brainwashed and used by political pretenders ever since 1991. Post-1991 civil wars, the young Somali men were brainwashed by political pretenders into defending the glory of their ''clan'' and post-2006 they have been brainwashed by religious pretenders into defending the ''religion''.

 

It is truelly depressing to see these young men running around in the city and fighting like its a football match between two teams. At the end of the day, their mothers, sisters, brothers, fathers, in short their people will be massacred, maimed and displaced. For what? So that a religious pretender can sit on the ruling seat of Somalia while his own children and wives are in peacefull countries.

 

KASHAFA,

 

Did you know that Aweys his family live in peacefull regions and countries while he wages war that leads to the massacre and displacement of other families?

 

The same for Godane, Sh.Sharif, Hassan Turki etc.

 

These men are nothing better then the previous warlords who brought their families to safer countries while waging war in Mogadishu city which led to the massacre of other families.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is beyond beleif, anyone who tries to take sides in this fighting is as much brainless as the two sides that are involved.

 

Way can be avioded and should be avioded at all costs, full stop.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BiLaaL   

The TFG ought to have held out a little longer. Its taking a huge gamble by going on the offensive. If it loses, it will only have itself to blame.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this