Sign in to follow this  
Hassan6734

Al-shabaab says that it will launch suicide attacks in Ethiopia and kenya

Recommended Posts

Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in weeraro ay ku qaadayaan gudaha Wadamada Ethiopia iyo Kenya.

 

Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo C/qani Max’ed Yuusuf oo xalay hadlayay ayaa shaaca ka qaaday in ay weeraro ku qaadi doonaan dalalka dariska ah ee Ethiopia iyo Kenya.

 

Gudoomiye ku xigeenka ayaa waxaa uu sheegay in ay si toos ah u beegsan doonaan Wadanka Ethiopia waxaana uu xusay in cadowgii uu jabay mujaahidiintuna ay tahay in ay weeraradaasi ku talaabsadaan.

 

“Waxaan Rabaa in aan baraarujiyo Shacuubta Shacabka Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah in wixii manta ka dambeeya ay waajib inagu tahay in aan duulno oo cadowga Ilaahay aan ku duulno oo gudadkiisa aan ugu tango oo guryahoodii iyo halkii ay inooga suu duuleen aan ugu tango kuwa joogana aan meeshooda ugu tango”ayuu yiri Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Islaamiga ee Kimaamyo.

 

Waa hadalkii ugu horeeyay ee ka soo yeeray Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo oo si toos ah ay shaaca kaga qaadaan in ay weeraro ku qaadi doonaan dowladda Ethiopia oo maamulku uu sheegay in ay ku jabtay in ay Soomaaliya soo fara galiso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

war hoy jog as my auntie would say.

 

 

ps. hassan Ethios are back in many places, but it's cool was these ones are qoladi shariff and not yusuf. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this