Sign in to follow this  
Nasir

Boqortooyada Denmark oo laga Xusay Somaliland Maanta

Recommended Posts

Nasir   

Waa sawirkii Amiirada Deeqda u fidaysay Somaliland

 

250_Mary.jpg:D "ma fool xuma anaaba ku dhajin lahaa gidaarka qolkayga"

 

Copehagen..International Landmineday: Amiirada Alexandra oo ah Gabadh u dhaxday Amiirka layidhaahdo Joakim oo ah ninka labaad ee Dhaxal-tooyada Boqornimada Denmark leh ayaa shalay (01/03/2004) Shaaca ka Qaaday iyada oo ku sugan Xafiiskeeda ku yaala Guriga weyn ee Baarlamaanka Denmark oo layidhaaddo Christianborg, in Sawir Gacameedka u horeeye ee soo baxa oo uu sameeyey Farshaxanka la yidhaahdo Peter Brandes oo Hadiyad loo siiyey in marka la'iibiyo lacagta ka soo baxda ay ugu Deeqday Dalka Somaliland oo Miinado aad u wax yeelaysay Dadkiisa, Amiirada ayaa Munaasibadaa la eegatay Maanta oo loogu Magac daray Maalintii Miinada ee Dunida. Sawir Gacmeedan ayaa ah mid Qaaliya oo lacag fiicani ka soo baxayso sidaa wax Qoray Wargayskii warka daabacay oo layidhaahdo Metroexpress

Share this post


Link to post
Share on other sites
LadyMo   

Hav u got a weblink for dat article u said u read?

Do u live in Denmark? I went to Somaliland in 2002 and I met a lot of Danes who worked to remove mines in Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this