Sign in to follow this  
General Duke

First A/Nuur Darman now Israel...Somaliland Recognition is close ???

Recommended Posts

Baal Cusub oo u Furmay Xiriirka Somaliland iyo Israa'iil

 

Sida la shaaciyay safiirka cusub ee Israa'iil u fadhiyi doona Itoobiya ayaa haatan danaynaya xiriir dhexmara dalkiisa iyo dalka la magacbaxay Soomaliland .

 

 

Warkan ayaa intaa ku daraya in ay jiraan xiriiro iyo wadahadallo si hoos ah ay Itoobiya u waday oo u dhexeeyay saraakiil ka tirsan maamulka Soomaliland iyo Israa'iil, walaw la oran karo xiriirka labada dhinac waxa uu xooganaa xilligii uu Marxuum Maxamed X. Ibraahim Cigaal hayay talada Somaliland .

 

 

 

 

 

Waxaa kaloo la sheegayaa in Caruur yaryar oo u dhalatay Soomaliland oo loo caal waayay daaweyntooda dhinaca wadnahana in loo qaaday dhinaca Tel Aviv iyadoo lagu guulaystay in qalliin lagu sameeyo .

 

 

Ma jiraan wax xaqiijinaya qaliinkan marka laga reebo qoraal lagu daabacay qaar kamida saxaafadda.

 

 

 

 

 

C/llaahi Khadar

Budbud33@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

it looks like the hate filled individuals are getting desparate. looool

 

its so funny watching people drawn in their own all consuming hate incapable of rational though.. they become like deranched robbotic, aaaah how somaliland has destroyed some people innability to lead a normal life. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

They are nothing more than braying asses touched by satan

 

:rolleyes: :rolleyes:

 

SmithNwestern in another turn of events, the mayor of ishkushuban water commission has seen the light and extended recognition and a helping hand to the people of somaliland, with his extensive connections in the district of karkaar, and his indepth relations with the kenyan immigration police, somaliland is now only 56 hrs away from recognition.

 

Not only are those who cannot see the facts satanic braying donkeys, they shall from now on have to contend with a somaliland supporter in control of the lush [?} and fertile areas of Karkaar.

 

Indeed they have become as all great mujahids for saw waterless.

 

 

:cool: Pardon me.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this