Sign in to follow this  
General Duke

Stability returns : Libyan diplomats working in MOGADISHU

Recommended Posts

Dowladda Liibiya oo xaqiijisay in la sii daayay diplomaasiyiin maanta looga qafaashay Muqdisho iyadoo aan wax madax furasho ah la dhiibin.

 

Sarkaal u hadlay wasaarada arrimaha dibada dalka Liibiya oo uu soo xiganayay wargeyska International Herald Tribune ayaa xaqiijiyay in lasii daayay labo diplomaasi oo Liibiyaan ah oo maanta duhurki lagu qafaashay magaalada Muqdisho oo haatana ay bed qabaan.

 

Sarkaal u hadlay wasaarada arrimaha dibada dalka Liibiya oo uu soo xiganayay wargeyska International Herald Tribune ayaa xaqiijiyay in lasii daayay labo diplomaasi oo Liibiyaan ah oo maanta duhurki lagu qafaashay magaalada Muqdisho oo haatana ay bed qabaan.

 

Sarkaalkan oo hadlayay isagoo aan magiciisa sheegin sababo la xiriira in aan loo fasixin in uu saxaafada war siiyo ayaa sheegay in aan la bixin lacag madax furasho ah ,laakin dadaalo xoog badan oo maanta mudo saacado ah socday ay sababeen in la sii daayo.

 

Niman dabley ah oo goor dambe sheegtay in ay yihiin maxkamado Islaami ah ayaa saaka qafaashay Naji Gassouda iyo Fathi Boudiyah,waxaana sidaasi wada sheegay mid ka mida ilaalada safaarada Liibiya ee Muqdisho iyo wasaarada arrimaha dibada dalka Liibiya.

 

Wasaarada arrimaha dibada dalka Liibiya ayaa maanta ka hor intii aan diplomaasiyiintan lasii deyn waxaa ay safiirka Soomaaliya ee Jooga Tripoli ay ka dalbatay in dowlada Soomaaliya ay muujiso ka xumaasheheeda ku aadan afduubka lagula kacay diplomaasiyiinta safaarada Liibioya ee Muqdisho,laakin waaba lasii daayay caawa maqribkii.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A.J.   

Are these the ones that had been kidnapped???

 

Face it Dukey, this stability that you speak off doesnt exist :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this