Sign in to follow this  
Juje

Geedi Speaks...!

Recommended Posts

Juje   

Geeddi

20050518093938geeddi203.jpg

Raiisal Wasaaraha Soomaaliya, Cali Maxamed Geeddi, waxaa uu maalmahanba ku mashquulsanaa, sidii uu uga badbaadi lahaa in dowladdiisa la rido.

 

Madaxweyne, Cabdullaahi Yusuf, ayaa in muddo ahba la hadal hayay in uu doonayo in uu xilka ka qaado Cali Maxamed Geeddi.

Laakiin waxay su'aal weyni ka taagan tahay in uu baarlamaanka uga heli karo taageero ku filan.

Labada mas'uul midkoodna ma soo qaadin khilaafka labadooda u dhexeeya.

Laakiin hadalka sarbeebta ah ee Raiisal Wasaaraha ka sokow, waxaa laga daalacan karaa khilaafka Madaxda dowladda oo si aan qarsoodi ahayn uga hadlaya, laakiin aan dooneyn in ay idaacadaha kaga hadlaan.

Si kastaba ha ahaatee, waxay u muuqataa in labada mas'uul uu mid waliba isku dayayo in uu midka kale ku riixo in uu taageero 139 xubnood ah kala yimaado baarlamaanka.

 

 

"Qab-islaweyni, qaabileysi, iyo ana irri horey ayan uso aragney hadana yeli meyno" Geedi

Part of Geedi's speech

 

 

This is getting marvelously brilliant and it hasn't started yet -the begining of the end ofthe TFG

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this