Sign in to follow this  
The Zack

Qoraal Taariikhi - SomaliTalk

Recommended Posts

The Zack   

“Itoobiya waxay doonaysaa Shacab Soomaaliyeed, balse ma doonayso Dawlad Soomaaliyeed”

Sidaas waxaa yiri Sh. Ibrahimka UWSLF intuusan Xabashida isu dhiibin..

 

نحن نريد الشعب الصومالي ، ولا نريد الحكومة الصومالية : زيناوي 1993 -- الشيخ إبراهيم 2004

 

somalia_map.jpg

 

Kobtan guji to see qormadan oo dhameystiran..

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Waxaa xusid mudan Gabay uu tiriyay Sayd Mohamed Abdille Hassan, I will let you read it..

 

 

* Doodna waxaan u leeyahay ...... Culima dafaarka ah

* War ani idinma doocine ............ Idinkaygu diimayee

* Dalkaad iibiseen baa ................ Dacarta igu kiciyayee

* Shan haloo idiin daran .............. Dannigiin ka fiirsada

* Mar waa inaad dayoowdeen .....Diirad haydin qabatee

* Dadka aydin raacdeen .............. Isna wuu idin diga gubi

* Dillaalkii la siiyana .................... Dunna kama helaysaan

* Ninkii idin darraabana .............. Ajri iyo ducuu heli

* Dibna deeqda Eebahay ............ Dibinta saari maysaan

* Diin nimaan lahayni .................. Dameer caynsan weeyee

* War maxaa dufulayahoow ........Cadaawaha ugu daranteen

* Wanka doosha wayn iyo........... Ma dagadaad u xilateen

* Qandiga mayska duubtaan ....... Dawarsigu ma fiicnee

* Awyaaloow ma diiddeen ........... Jahaad maw dareertaan

* Warma danana iyo seef ............ Darta maad ku qaaddaan

* Darmaan haad la qooqdiyo ....... Doolaab maa u fuushaan

* ......

* Idinkaa dalkaba lehee .............. Dawlad maa u noqotaaan

* Illeen doqni calaf maleh ............ Dulbaax** maxaa ka baylahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this