Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaaliya oo shaacisay inay si rasmi ah ula wareegtay maamulka hawada Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Dawladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay ku biirtay heerka ugu sarreeya ee maamuulka hawada sare kaas oo ay ugu dambaysay bur burka dawladdii dhexe.

Dhammaan diyaaradaha Caalamiga ah ayaa haatan ka dib adeegsan doona hawada Soomaaliya iyada oo ay maamuulayso Wasaaradda Duulista ee Soomaaliya.

Waxa xusid mudan in hawada la maamuulayo ay ku jirto ta Soomaalilaan sida uu muujinayo jaantuska ay soo bandhigtay dawladda Soomaaliya.

Somaliland weli jawaab kama bixin arrinkaas.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this