Sign in to follow this  
RedSea

Ahmed Mohamed Silaanyo projected winner 2010 SL elections.

Recommended Posts

RedSea   

wajaale4-300x225.jpg

 

Saturday the people of Somaliland casted their voters the regions, villages within the provinces of Somaliland in the tightly contested and crucial landmark presidential election marked on the 50th anniversary independence from Colonial rule in Somaliland.

 

Hon. Ahmed Mahamed Silaanyo is projected to be winner in these states with big margin.

 

1. Togdheer with oodwayne going to UCID

2. Maroodi jeex(hargeisa), with salaxley going to UCID.

3. Gabiley

4. Sanaag

 

udub is winning thus far:

 

1. Awdal

2. Saaxil

 

Tightly contested:

1. Sool. Kulmiye has slight lead out of the 4,000 that casted their vote, kulmiye has roughly half of the vote. With the rest going to UDUB and UCID.

 

 

Some polling stations have already been counted and reported their results. In fact 600 polling stations have been successfully turned in their results with about 1000 to go. Kulmiye is said to be leading, by big margin.

 

We will have to wait for the official announcement from the NEC(national electoral commission) within this week, as promised they will have the official word. But as far as projections in which i have based on numerous accounts from people, early results from some of the polling station as mentioned and rumors, we have projected that indeed Mudane Ahmed Mahamed Silaanyo will be next President of Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

JB,

 

These are rumors and as I said this is unofficial word on the street from various accounts including websites reporting. Tell us what your unofficial word is bro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I don't like the unofficial things in such important period/issue ..... it will only create more problems.

 

So we all better wait for the official announcement.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yaa hogaanka u haya codadka illaa hadda la tiriyey?

 

 

 

Wararka Golisnews soo gaadhaya ayaa xaqiijinaya in guud ahaan ay si habsami ah usocoto tirintii codadka ay kala heleen sadexda musharax ee kala hogaaaminaya sadexda xisbi.

 

 

Waxaa meelaha qaar durba soo gabagabowdey tiritii coddadka. Golisnews oo si aad ah ugu kuur geleysa halka la isla marayo ayaa helaysa in Xisibiga Kulmiya ugu horeeyo meelaha ilaa hada latiriyey ama hala dhamaystiro amaba weli hasocotee, waxaana uu Xisbiga Kulmiye ku hogaaminayaa codad umuuqda inuu yahay xiasbiga aad ugu dhow inuu doorasahdda kuguuleystey.

 

 

Waxaa muuqata in marka laga reebo Awdal iyo saaxil oo ay weli tiradu socoto uu hogaaminayo Xisbiha UDUB. Gobobka saaxil weli waxaa lasugayaa deegaanadda kabaxsan maghaala madaxda.

 

 

Dhammaan goboladda kale oo dhan waxaa hogaaminaya Kulmiye oo meelaha qaar oo Togdheer iyo Hargeysi kamid tahay codad badan ku hogaaminaya.

 

 

Saacadaha soo socda kala xidhiidh Golisnews wararkii tirinta codadka oo muujin doona xisbiga ku guuleystey doorashada.

 

 

Golisnews Network

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaa muuqata in marka laga reebo Awdal iyo saaxil oo ay weli tiradu socoto uu hogaaminayo Xisbiha UDUB. Gobobka saaxil weli waxaa lasugayaa deegaanadda kabaxsan maghaala madaxda.

Dhammaan goboladda kale oo dhan waxaa hogaaminaya Kulmiye oo meelaha qaar oo Togdheer iyo Hargeysi kamid tahay codad badan ku hogaaminaya.

and you wonder why i'm telling you to stay away from the street rumors ,,,, :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gobolka Oodweyne So Far

 

 

Q1-Oodwayne A ,Oodwayne B, Oodwayne C, Xidh Xidh, Cabdi Farax.

KULMIYE -88 .74.143.136.88

UDUB -211. 212..19. 94. 36

UCID -156. 134. 79. 102. 35

Q2-Geeldebka. Ceel Xume. Ceel bilcinle. mulaaxo.Mareeg

KULMIYE -210. 118. 160. 505. 37

UDUB -39. 38. 80. 135. 24

UCID -66. 37. 49. 400. 36

Q3-Xaydaale. ismacil diiriye.Qolqol. Godwaraabe.ABdi dheere

KULMIYE- 117. 150. 66. 70. 133

Udub -120. 8. 40. 24. 77

UCID -95. 93. 100. 70.40

Q4-Galoolay. Gatiitalay. udubi .Gocondhaale. Haro sheekh

KULMIYE-69. 136. 180. 90. 183

UDUB -119. 155. 85. 114.169

UCID _104. 121. 212. 90. 243.

Q4-**** gorayaale. Xaaji saaalax. Raydab khaatumo

Kulmiye-366. 612. 488

UDUB -185. 444. 431

UCID -201. 597.368

TOTALKA GUUD

KULMIYE-4219

UCID -3431

UDUB -2860

waxaa macaamiish sharafta leh ee ku xidhan shabakadan aan ku daali doona inaan marksata idiin soo gudbino war xaqiiqa oo aan waxab ka imin waxaa dadaal dheer ugu jirnaa inay wariyaashu soo xaqiijiyaan goobkasat magaceeda iyo inta ka codaysa ilaa iminka waxaan hayna wax cad intaa waxaan filayaa inay saacadaha soo socda idin soo gaadhi doona in kaloo badan kala soco shabakada caalamigaa iftin news wararka tirinta codadka

Share this post


Link to post
Share on other sites

sidii loo kala helay degmooyinka ceelafweyn iyo Garadag

 

 

halkan waxaan ku soo gudbinyaa sida degmada celafweyn iyo garadag loo kala helay doorashada madax tooyada 26/6/2010

hadaba degmada ceelafweyn sida loo kala codeyey

waa sidaan

xisbiga kulmiye 15457 cod shan iyo toban kun afarboqolkoton iyotodabaqof

xisbiga udub 4087 cod afar kun iyo sideetan iyo toba qof

xisbiga ucid 2544 cod lab kun iyo shan boqol afartan iyo afar qof

total guud waa 22088 qof

 

 

degmada garadag waa

xisbiga kulmiye 13000 sadex iyo toban kun oo qof

xisibiga udub 2500 laba kun iyo shan boqol oo qof

xisibiga ucid 500 shanboqol oo qof

tolol guud waa 16000

tolol guu waa 28088 qof

waa warkii xaqiiqda aha oo aan ka soo xiganay gomiyaasha komishanka degmooyinka

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yeah its better just to wait for the results the chairman of the electoral commission will announce it soon any ways , even he made it clear , not to speculate the upcoming results.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^ :D where are the pics sxb? Share with us qurbo joog folk waan ka dhaga maran nay farxada ka socota dalka hooyo!

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hadaba akhriste waxa Shabakada Golisnews ay halkani kuugu soo

Bandhigaysaa Natiijooyin hor leh iyo Cida ku kala Horaysa Qaar ka mida

Goobihii Maalintii shalay ay daweynuhu Codkooda ka dhiibteen ee

Magaalooyinkaasi kor ku Xusan ,waanakan sida ay u kala horeeyeen

 

1}Burco.Magaalada Burco ee Xarunta Gobolkani togdheer Goobaha aan idiin

hayno waxa ka mida xaafada injida oo yaaleen afarsanduuq waxa uu

Xisbiga kulmiye ka helay 1529 cod,halka uu Xisbiga udubna ka helay

16cod,sidoo kale waxa uu Xisbiga Ucid ka helay 30cod

 

Sidoo kale isla Magaalada Burco Saddex Goobood oo ku yaaalay suuqa

Xudun waxa uu Xisbiga Kulmiye ka helay isugaynta Sadeexda Sanduuq ee

Suuqa Xudun la keenay 1355cod ,halka Labada kale ee Xisbi ee la

tartamayaana ay kala heleen 28 oo ucid ah

 

Iyo 30cod oo Xisbiga tlada haya ee Udub ah isla Magaaladani Goobta

Xarameyn ee Xaafada tuurta waxa uu Xisbiga Kulmiye ka helay 410,halka

uu Xisbiyada kalena ay ka kala heleen230 ucid ah iyo 408 udub ah

 

Hadaan hadaba ka gudubnosideedaasi Goobood ee Gudaaha Magaaladax Burco

bal aan eegno Degmooyinka Hoosyimaada Gobolkani togdheer Maalintii

shalay looga dareeray Goobaha Codbixinta ,bal hadaba aan ugu horaysiiyo

Degmada shanshacade iyo sidii ay Xisbiyadu ugu kala horeeyeen,Kulmiye

waxa uu Degmada shanshacade ka helay Cod dhan 1600 oo Cod,halka ay

Xisbiyada kale ee la tartamayaana ay ka heleen 6udub ah iyo 1 Ucid ah.

 

Sidoo kale aan eegno 33kii Goobood ee gobolka saraar ee Caynaba iyo

sida ay Sadexda Xisbiba Ugukala Horeeyeen waxayna Gobolkani saraar ee

Magaalao Madaxda u tahay caynaba waxa uu Xisbiga Kulmiye oo ilaahatan

 

Labadani Xisbi ku hogaaminayo tirade codadka ugu badan ee Gobolka

Saraar ayaa waxa ay kala heleen Kulmiye14108 Cod, Ucid 961 halka uu

Xisbiga Udub ka heley 235cod

 

 

 

Waxaan kale oo ay Golisnews Soo Xaqiijisay Mid ka mida Goobahii La dhigay EE

 

Degmada Dhoqoshay iyo Degmada Ceeldheere aan soo horaysiiyo Demada

Ceedheere iyo inta Cod ee Saddexda Xisbi ay Goobtani kala heleen

Kulmiye302Cod,Ucid 6Cod iyo Udub oo Sideed Cod ah.,sidoo kalena waxa ay

Magaalada Dhoqoshay kakala heleen

 

Sadexda Xisbi ee u tartamaya Doorashadni Madtooyada Somaliland Kulmiye363,Udub9Cod iyo Ucid oo Lix cod ah.

 

Kala soco Shabakada Wararka ee Golisnews Wixii hor dhac ah ee Kasoo

kordha wararka ku saabsan Natiijada Tirinta Codadka iyo Natiijooyinka

Goobo hor leh oo ay

 

Golisnews usoo Gudbinayso akhristayaasheeda kulkala daadsan daafaha Dunida

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hargeysa(waaheen)Ilaa hada si rasmi ah looma oga tirooyinka ay xisbiyadu ka kala heleen cod-bixiyaashii shalay codadkooda ka dhiibtay Doorashada Madaxtooyada hase yeeshee waxa laga dareemayaa xarunta Komishanka Gurxanka iyo isu-geyn-geynta tirooyinka laga helayo muraaqibiintii soo xareeyay sanaaduuqda Doorashada ee ilaa hada soo gaadhay xarunta Komishanka

 

Sida ay isla dhex wareegayaan dadka ku hawlan tirinta goobaha laga codeeyayna waxay muujinysaa inaan la haynin tiro sugan oo lagu kalsoonaan karo, maadaama aanay wali soo xeroonin sanaaduuqdii gobolada qaarkood balse waxa la helayaa tibaaxo sida loogu kala horeeyo gobolada

 

Arrintan ayaa waxay keentay inay adkaato in la helo qiimayn rasmi ah inkastoo ay saadaasha goobaha qaarkood iska cadahay oo ay soo if-baxayso bidhaamo muujinaya sida loo kala horeeyo hadana waxa jira walaac badan oo xisbi walba gaarkiisa u saameeyay taasoo sababtay inay xisbiyadii af-ka xidhaan oo aan ilaa hada midkoodna laga haynin saan-saan ay ku riyaaqaan

 

Tusaale ahaana gobolada ugu hadal haynta badan waxa ka mid ah gobolka Maroodi jeex, Saaxil, Awdal iyo Sool kuwaasoo ay soo baxayaan natiijooyin hordhac ah balse Sanaag iyo tog-dheer ayaa ah meelaha aan wali laga haynin xog dhab ah

 

Guud ahaana waxa la hadal hayaa tiradii guud ee la filayay inay Doorashada u dareerto inay aad u hooseyso taasoo wax badan ka badashay saadaashii hore ee lagu xisaabtamayay duruufo kala duwan oo soo food saaray awgeed

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this