General Duke Posted July 19, 2007 War deg deg ah: Caruur kale oo maanta qolyaha wax qarxiyaa ku xasuuqeen magaalada Muqdishu Posted to the MOL July 19, 2007, 8:33 am Inta la ogyahay 3 caruur ah iyo 2 qof oo waaweyn ayaa ku dhintay hoobiyaal ay maanta soo tureen qolyaha waxqaraxiya ee argagixisada ah. Caruurtaan oo ku ciyaarayso garoon ku yalaa xaafada Shibis oo u dhow meesha uu ka socda Shirka dib u heshiisiinta qaran ayaa waxaa haleelay hoobiyaashaan. Wararka ayaa intaas ku daraya in dhimshadu intaas ka badan karto iydoo ay jiraan dad badan oo dhaawac ah oo loola kala cararay cisbitaalada Magaalada Muqdishu. Wararka ayaa intaas ku daraya in qolyaha wax qarxiya oo hoobiyaasha ay tuuraan aysan ogayn meesha ay ku dhacayaa ay dad badan ku laayeen hoobiyaasha ay iska tuurayaan iyagoon wax naxariisa u muujin bulshada reer Muqdishu oo ay ku andacoodaan inay gumaysiga ka kicinayaan. Dhawr todobaad ka hor ayay sidaan oo kale miino ay aaseen qolyaha wax qorxiya waxaa ku dhintay illaa 7 caruur ah oo sidaan oo kale kubad ciyaaraysay. Wararka ka imaanaya Muqdishu ayaa sheegaya in qaraxyadaan loogu talo galay in dadka lagu cabsi galiyo qaasatan ergada ka qayb galaysa shirka dib u heshiisiinta. Madaxweynaha Dawlada KMG ah C/laahu Yuusuf ayaa horey u sheegay inaan shirku u baaqan doonin hoobiyaal ay soo tureen rag fuleynimo awgeed inta dhuunta qaraxooda aan u meel dayin oo dadka shacabka ah ku laaya. Mudugonline.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 19, 2007 More children killed for the Asmara criminals to make headlines. Disgusting Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 19, 2007 Hoobiyeyaal ku soo dhacay Degmada Shibis oo wexyeelo isugu jirta Dhimasho iyo Dhaawac u geystay Caruur Mugadisho, khamiis, Julaay 19, 2007 SMC Daqiiqado ka hor ayaa waxaa hoobiyeyaal lagu soo weeraray degmada Shibis oo deris la ah xarunta Gaadiidka Booliska oo ah xarunta uu shirku ka socdo. Ugu yaraan 5-hoobiyayaal ah ayaa ku soo dhacay degmada shibis, waxeyna hoobiyaashaan geysteen qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxyada Hoobiyayaashaas ayaa waxey geysteen dhimashada 6-Caruur ah oo ay afar ka mid ah walaalo yihiin, waxeyna hoobiyaashaas ku soo aadeen xili uu Gudoomiyaha Gobolka Banaadir uu ku sugnaa guri ku dhow goobta uu shilkaas hoobiyaha ka dhacay. Dhinaca ciidamada Dowladda federaalka Soomaaliyeed ayaa rasaas furay xiligii uu qaraxaas hoobiyaha dhacaayay, waxeyna rasaastaas sababtay dhaawacyo ku yimaada dadka rayidka ah. Ma aha markii ugu horeysay oo qaraxyo hoobiyayaal ah dhacaan, balse tani waxey ku soo aaday xili Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada C/Casiis loo fadhiyo shirweyne dib u heshiisiineed oo ay yeelanayaan Beelaha Soomaaliyeed. Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xargaga Posted July 20, 2007 a wrong measure taken by the insurgents. this is sad indeed Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted July 20, 2007 Originally posted by The Duke: More children killed for the Asmara criminals to make headlines. Disgusting ^^That act is certainly a tragic one in many ways, not least that it damages those who genuinely fight against Ethiopia and against those who claimed to have given it the invite! But that you of all people who was quite jubilant in the Juba massacre, and equally so in the last fight in Xamar, and even paraded the pictures of the dead shabaabs objects it is the drill here! Yours is coming from the wrong cavity. Really! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted July 20, 2007 Ha la hubsado. Nowadays any1 can make claims. It's time for the media to ring Asmara and ask who is doing what and why! You never know what Sherrif or Adow would say. I bet they will dismiss it and condemn such heinous crimes in toto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 21, 2007 Xasuuq Shacab Malagu Gaaraa Xal Siyaasadeed? Hadaba qaab dhaqameedka kooxahan "Shacabka ku jihaada" ayaa noqday mid ka hor yimid kana careysiiyay shacabka reer Muqdisho tan iyo markii lagu kala baxay dagaaladii ugu dambeeyay ee Muqdisho, waxeyna u adeegsadaan shacabka hadeer kooxahan erayada kala ah sida "Argagixiso" iyo markii ey maqlaan qarax ama rasaas ey sidoo kale adeegsadaa erayga "Fal Argagixiso", taasoo daliil kuugu ah in habayaraatee shacabka Muqdisho badankiis aan u hayn wax kalsooni ah, isla markaana ey doonayaan in laga qabta. Kooxahan oo ah kuwa fara ku tiris ah ayaa u muuqda kuwo sii daciifaya howgaladooda maalinba maalinka ka danbeysa, waxaana hubaal ah in hadii ey sidaan kusii socoto arinka eyna wadaan kooxahan gumaadka ey ku hayaan shacabka ey banaanka kusoo istaagi doonaan mudo gaaban, geedkii ey ku gabadaana uu sheegi doono. source Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 21, 2007 Xiin, I will pardon you on this occasion brother, beacuse you seem to have made a lapse uncommon for you. To say I was "jubilent" at the deaths of civilians or even combatents is a grave error. Though I know you seem to have lost your composure of late, no doubt since most of your political predictions have come to naught. However some reflection needs to be taken, before you make such remarks towards my person though I dont mind what people say at times, I was disapointed by yours. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 21, 2007 There is a policy used by Egypt to kill an innocent ppl and/or children and blame it on the Islamists ,,,,,,,,,,,,,, it is simple and is called: KILL THEM AND BLAME OTHERS They can kill but ha la hubsado who fired the mortars ,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 21, 2007 ^^^Indeed the Bashi line is quite original. When things go wrong on one side we must be carefull but when there are mere rumours supposidly commited by "them" we must just propogate it. Wonderful stuff however, in any enquiry to acts of violence the first suspect must be the one who made the threats to commit such an act. Thus who made the threats? The clan courts Who claimed responsability for the attack on Sunday? Clan courts Who leads the clan courts? Sharif Ahmed, Xasan Dahir and Cadow. Thus who's door will this bad scene be left at? Xasan Dahir, Cadow, Sharif Ahmed and those in Asamara. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 21, 2007 Young Mujahideen Movement in Somalia Issues Video of Launching Mortars at Location of National Peace Conference, Provides Harvest of Jihad Report The Young Mujahideen Movement in Somalia issued a two-minute video and a communiqué through the Global Islamic Media Front to jihadist forums today, Tuesday, July 17, 2007. The video contains footage of an attack they had claimed in a prior communiqué, firing mortars in Shibis at the location of the National Peace Conference during the opening speech of Somali President Abdullahi Yusuf Ahmed. For operations performed by the group yesterday, three attacks are listed in their “harvest” report, including the killing of four Ethiopian soldiers in the Ex Control zone, assassinating the deputy chairman of Afgoi district, Hassan Ahmed Hassan, destroying a car of Somali forces in Bakara market of Mogadishu with an improvised explosive device (IED). Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 21, 2007 Somalia: Insurgents vow to foil The peace conference Fri. July 13, 2007 04:21 pm.- By Mohamed Abdi Farah. - Send this news article (SomaliNet) The Somali delegates attending the national reconciliation conference began pouring into the Somalia capital Mogadishu as the interim government conducts wider preparation of preventing another delay. Despite the government’s decision to hold the meeting inside the restive capital there are symptoms of increased violence and the insurgents vowed to bomb the conference venue. It is widely believed inside the country that the violence will not end forever until the current government began negotiating with its rebel groups like the Islamic Courts who have public support. A warning leaflets have been scattered on the streets warning anyone whose ambition is to take part in the peace meeting. The Al-Shabab Islamists vowed to disrupt Sunday's meeting and foil any attempt by the government to bolster its clutch on the country. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 21, 2007 What about this ??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 21, 2007 ^^^A crime adeer, no justification or excuse for such an act. Your point is? Quote Share this post Link to post Share on other sites