Sign in to follow this  
Suldaanka

Radio Hargeysa launches a new transmitter

Recommended Posts

Idacada Calamiga Ah Ee Radiyo Hargeysa Oo Laga Dhageystey Geska Africa

Hargeysa Somaliland

 

Waxaay maanta dad badan oo ku dhaqan geeska Africa markaliya usoo gashey oo ay dhagahooda ku dhageysteen Idacada Calamiga Ah Ee Radiyo Hargeysa,hadaba warbixintan ayaa waxaa magalada Hargeysa Inooga Soo direy Dalmar.

 

Idacada Calamiga Ah Ee Radiyo Hargeysa ayaa in mudo ahba waxaa lasugaayey in ay si rasmiya u howl gasho taaso ahayd balanqaad ay xukumda Somaliland Sameysey in ay idacada radio hargeeysa gaadho qaybo ka mida Africa sidoo kale dalalka Bariga dhexe,riyadaas ayaa waxay noqotey mid rumoodey kadib markii maanta si habsamiya looga dhageystey dalalka ku xeeran Jamhuriyda Dimuqradiga Somaliland sidoo kale gobolada Somaliland,iyadoo hanbalyooyinka ka imanaya dhageysatyaashii maanta nasibka u heley Idacada Calamiga Ah Ee Radiyo Hargeysa ay hadheeyen guud ahaan Xaruntan Wasarada Warfaafinta Somaliland.

 

Hanbalyada ugu weyn ayaa waxay ka timi Ciidanka Qaranka Jamhuriyada Dimuqradiga Somaliland guutoyin ka mida oo iyagu maanta nasiib u heley iyaga oo kusugan Soohdinta caalamiag ah ee u dhaxeysa dalalka Somaliland iyo Somalia.

 

Mar aan goor dhaweyd la kulmey Sarkiisha Wasarada Warfaafinta Somaliland waxay ii xaqiijiyeen in maanta idacadu ay kusoo gashey xawli caadiya balse maalmaha soo socda ay Idacada Calamiga Ah Ee Radiyo Hargeysa ku ruqaansan doonta Goobo horleh.

 

Guud ahaan waxa guusha radio hargeysa si weyn looga soo dhaweeyey dalka oo dhan iyaga oo ku tilmaamey guul aan haba yaratee faraxdeeda la dhamayn karin.

 

Dalmar

Tvsleurope Hargeysa

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Somaliland Information Minister, Mudane Ahmed Haji Dahir Elmi stated this evening that the new broadcasting unit for Radio Hargeisa, the Voice of Somaliland, has begun conducting test transmissions. These transmissions began at noon and will continue for the next few days to gauge the performance of the new transmitter.

 

Speaking on Radio Hargeisa this evening, Mudane Ahmed Haji stated "I can confirm that around noon today the new transmitter for Radio Hargeisa began preliminary broadcast and I would like the ask the listeners, both at home and abroad, to contact the radio station if they have received the programmes"

 

Mudane Ahmed Haji declared that the new transmitter is broadcasting on Short Wave at the 41 Meter Band and 7120 KHZ.

 

According to Radio Hargeisa technicians the results have been better than expected and there have already been unconfirmed reports of reception across the region, the Arabian peninsula and points beyond.

 

 

Omar Mohamed Farah

Qarannews

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this