Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Rayaale Calls Siilaanyo and Faysal for a Meeting

Recommended Posts

Marti-qaad wada tashiga ah oo Madaxweynaha Somaliland u fidiyay Madaxda Labada Xisbi Mucaarid.

 

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu ku marti qaaday in ay ka soo qayb galaan Madaxda labada xisbi ee

KULMIYE iyo UCID Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Faysal Cali Waraabe fadhi wada tashi ah oo ay isugu iman doonaan Maalinta Arbacada ee toddobadkan Qasriga Madaxtooyada.

 

Madaxweynuhu, isaga oo ahmiyad gaar ah siinaya jiritaanka qaranimada Somaliland iyo geedi socodka dimuqraadiyada, waxa uu si xishmad iyo

qadarin leh ugu marti-qaaday Labada Xisbi ee Mucaaridka Madaxdooda in ay isugu yimaadaan wada hadalo wada tashi ah oo lagu fallan qayn doono

masiirka ummada reer Somaliland maalinta Arbacada ee toddobaadkan saacadu marka ay tahay 11:30 subaxnimo.

 

 

Alla Mahad leh

 

 

Siciid Cadaani Mooge

Af-hayeenka Madaxtooyada

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Talaw muxuu Riyaale damacsanyahay, ninku waaba fajiiste, cadawgaaga waa la soo dhaweestaa buu isticmaalayaa, armey la rogmataa un!

Share this post


Link to post
Share on other sites

doorashadu wa inay diiwaangelin ku dhacda waxaasa ba markii hore ba loo kordhiye somaha. war daahirow anaga na qaldii karrey meysiid.

serverkii ba bukka daahirow laga yeelii mayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Originally posted by Xaaji_xundjuf:

doorashadu wa inay diiwaangelin ku dhacda waxaasa ba markii hore ba loo kordhiye somaha. war daahirow anaga na qaldii karrey meysiid.

serverkii ba bukka daahirow laga yeelii mayo.

After all that they now want to scrap the registeration process!

 

UDUB are between a rock and a hard place.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this