Sign in to follow this  
Yoonis_Cadue

Donkey-talk of today update: Ari Zuuyadeyna ayaan cirka u jeedin doonaa

Recommended Posts

Tal9.gif

 

Wasiirka Ganacsiga Muuse suuddi Yalxoow ayaa ku hanjabay caawa in uu dhulka soo dhigi doono diyaaradii isku dayda in ay ka weecato meelahii ay horey uga soo dagi jireen asagoona u sheegay shirkadaha Diyaaradaha ee Kenya waxaan ugu digeynaa in ay maqlaan hadalka Geeddi .

 

Muuse waxa uu sheegay garoon aan aheyn hadii ay isku dayaan diyaardaha Kenya laga leyahay Zuuyadeyna ayaan cirka u jeedin doonaa cidii ay soo ridaana ayagaa ka masuul ah ,garoon walbana waan ku weerari doonaa wana ugu tagi doonaa goobkasta ay tagaan diyaradahaasi

 

 

Hadalka Muuse Suuddi ayaa soo baxay shir qool ay la damacsanyihiin Kenya ,Itoobiya iyo Cabdulaahi Yuusuf oo qorsheynayo in ay isku dhacaan dadka reer Muqdisho oo maalmahii u danbeeyey ka nastay wax dagaal ah .

 

Dadka reer Muqdisho ayaa ku tilmaamay madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf dhibkii uu ku haayey Garoowe in uu la soo aaday Muqdisho iyo nawaxigeyda .

 

Qorshaha Cabdulaahi Yuusuf ee ah cunaqabateenta uu la damacsanyahay koonfurta Soomaaliya ayaa horey u sheegay afahayenkiisa Bari Bari in dhamnaan laga soo xiri doono kunfurta Soomaaliya meel walba ay wax kaga soo dagaan ama ay kaga duulaan .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

If he is against the ill-conceived agenda of C/llahi Yusuf he is a 'donkey' if he blindly supports them he is a great statesmen like Maxamed-Dhere or Geedi. Have you ever conssidered Yoniis the benchmark is set likewise in the opposite side, it is only that they have confidence in themselves, obviously the same cant be said in your case.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Shirwac   

"Donkey" is very harsh :D during Ramadan.

How is he going to know where the planes are coming from and going, so he can shoot down with his "ZUU". I didn't know Yalaxoow had radars, Mise awliyada xamar joogtaa u shegeysa!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this