Sign in to follow this  
Maaddeey

Beledweyne: Dagaal Qaraar

Recommended Posts

Maaddeey   

Wararka naga soo gaaraya Magaalada beledweyn ee Caasimadda Gobilka Hiiraan ayaa tibaaxaya inuu dagaal qaraar oo hubka noocyadiisa kala duwan la isu adeegsaday hadda ka socdo bartamaha magaalada, Ilahaas lagu kalsoonyahay ayaa warka ku daray in dagaalku u dhexeeyo qolyaha 'Baadhiniyada, Qubuuriyiinta ah' oo kaashanaya xoogagga meel ku gaarka ee uu hoggaamiyo D/geed.

 

Isha Warka: Yoobsan News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Waxaa maalintii 3aad weli socda dagaalkii qaraaraa ee billowday 10ka bishan, waxaana la is hor-fadhiyaa labada buundo ee magaalada, iyadoo madaafiicda la is weydaarsanayo.

 

Wixii ka soo kordha dagaaladan, kala soco boggan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^meesha madaafiic ayaa laysku ga(dh)aacayaa, adna (dh) & ® baad ka hadleysaa!.

 

waa kaase, bal qosol hadda, waanigaa ®dii (dh) ku bedelaye :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this