Sign in to follow this  
Deeq A.

Saleebaan Gaal waa nin u hamuuma colaadaha sokeeyaha,Noloshiisa maalin uu same ka taliyay sheeko & shaahid laguma hayo…..Muj.Cali Guray

Recommended Posts

Deeq A.   
GARDARADA SOKEEYAHA RAG BAA GEES BICIID U LEH.
Saleebaan waa nin u hamuuma colaadaha sokeeyaha. Tii horaynu ogayn, tii dambena waynu ogayn. Noloshiisa maalin uu same ka taliyay sheeko iyo shaahid laguma hayo. Maantana maxaa laga filayaa ma wanaag? Weger! Waar isaga iska daaya oo 81ka kale ma adoomo uu isagu iska leeyahay baa?”
Siyaasi Cali Guray.
May be an image of 1 person and text that says '၁၀၀၀ SOLO'

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this