Sign in to follow this  
Deeq A.

Dil Caawa Ka Dhacay Magaalada Hargeysa.

Recommended Posts

Deeq A.   

Indho Xandule oo ahaa Gaadhkii sariibadda Qudhac-Dheer ee degmada Maxamuud Haybe ee magaalada Hargeysa ayaa Goor dhawayd la toogtay. Qofka falka toogashada ah sameeyay ayaa AF-KA soo duubtay kana baxsaday goobta.

Wax faah-faahin ah illaa hadda lagama hayo dilkan iyo sababta uu u dhacay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this