Qurac&qansax Posted August 2, 2022 6 hours ago, Duufaan said: I like the song. This is for Samafal while he is celebrating the 24 anniversary of putland. Samafal weli dabaaldegii buu ku jiraa...lol Mid 80 mar aan tagay carigaa Hoodka iyo meesha hada Killka loo yaqaan, ceelashaa oo badan baan ku arki jiray....ma aqaan goortaan khair kaas la soo bixi doono Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted August 12, 2022 Ina Diyaano baan soo post gareenay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted August 26, 2022 Hamsa Hiroshabeele wuxuu sii kaxaystay Xildhibaanadii laga soo doortay, halka HSM uu ku wii Puntland xamar uga tagay. Ma xilhdibaanada Puntland baa xishood badan, oo airporka is dhoobin, diyaarada baalka qabsan, mise HSM baa garaadkiisu gaaban yahay oo aan casumin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 26, 2022 Deni amuu diiday, sida uu Sacdiya u diiday. Xildhibaan deegaankiisa loo diidaayo waa dhaqanxumo saldhiganeyso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 27, 2022 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 27, 2022 21 hours ago, Qurac&qansax said: Hamsa Hiroshabeele wuxuu sii kaxaystay Xildhibaanadii laga soo doortay, halka HSM uu ku wii Puntland xamar uga tagay. Ma xilhdibaanada Puntland baa xishood badan, oo airporka is dhoobin, diyaarada baalka qabsan, mise HSM baa garaadkiisu gaaban yahay oo aan casumin. Xilehibaanada shaqadooda maha inay madaxweyne ama raisal wasaare raacaan hadu deegaan booqanayo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted September 4, 2022 Gudoomiye, sanyare waa halyeey somaliyeed. Sanyare, sababta ugu ween ee guushiisa dhalisay waxay aheed isagoo ahaa "stake holder" interest baa ugu jirtay in alshabaab la baabiyo. Walaalihiis iyo reerkiisa bay dileen. It was personal. Compare to that, Mahad Salaad, NISA leader, ina adeerkiis baa alshabaab leader u ah, sidee buu ula dagaalamaay. It is a rotten system. HSM hadii ay run katahay in uu la dagaalamo alshabaab ninkaan ha u dhiibo one of, NISA, Wasaarada arimaha gudaha; ama Mayor of Mogadishu. Hadii kale waa jugjug meeshaada joog. This interview was a message to HSM. Waxyaahaba kale, oo aan iga yaabin, laakiin natusaysa in wax dowladnimo ah anaan meesha ka jirin. Wuxuu yiri, dadkii aan soo qabqabanay dad horey loo qabtay oo la siidaayay bay u badnaayeen, markii aan maxkamadihii, ama policekii u tagnay oo aan dhahnay dadkaan filekoodii nookeena, wax file ah oo laga qoray maba jiraan. Sidoo kale, dadkii dhamaa ee gaalkacyo dadkaan ku dileen markaan hospitaaladii tagnay oo dhahnay sidii loo dilay ama cause of death iyo inta xabadood ee ku dhacday filkiii na siiya, sidoo kale file ma jiro. This is the lowest thing dowlad sameen karto. This is not unique to Puntland, this is every where in Somalia. The is no basic of governancy. Weli reer guuraa baa nahay, aan dowlad wax ka garaneen. Quote Share this post Link to post Share on other sites