baala xoofto

HSM and security team in Egypt

Recommended Posts

17 minutes ago, Qurac&qansax said:

Yusuf Garaad Qormadiisu waa fariin ka timid Itoobiya oo la rabo in lagu bajiyo Madaxweyne Xasan.

“Dilkii Wasiir Siraaji Madaxweynaha Somaliya,waxaa ka hor ogaaday ra’isalwasaaraha Itoobiya”.

Xogtaas muxuu horay ugu sheegi waayay Yuusuf haduu hayay oo hada kusoo beegay?

Ujeedku waa Xasanow Itoobiya siday doonto ayay kaa yeeli kartaaye ee saas la soco.

Maadama u sheegay dhowr makhraanti kale oo nool, ma aaminsani in been sheegayo,  marka shaki iyo buufis iska yaree, hadalka sida uu u dheganyahay u qaadi, kana soo jawaab

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.