Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Frequent flyer madaxweyne

Recommended Posts

Xasan Jigjiga iska tuuray maanta. Waa madaxweynaha kaliya tagay Jigjiga oo Xabashi xoog ku heysato.

Waana markii labaad. Toban sano ka hor ayuu tagay.

Liiska safarada kuma daraayi Jigjiga maadaama Soomaali Galbeed tahay oo deegaan Soomaaliyeed ah. Liiska waa dalalka caalamka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
4 hours ago, Xaaji Xunjuf said:

dont forget geele is there to , but Jabuuti doesnt claim Somali galbeed as their i believe somalia does, jijiga iyo mar kale

 

Xunjuf, Abiy aad isku haleyneyseen saan u dhaqmaayaa. Cirro meel walba waa ka soo xirmeen, xataa Kenyaatigii Ruto. Odingana waa idinka dhintay. Baroordiiq xataa maba u dhigin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.