Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted 7 hours ago Xasan Jigjiga iska tuuray maanta. Waa madaxweynaha kaliya tagay Jigjiga oo Xabashi xoog ku heysato. Waana markii labaad. Toban sano ka hor ayuu tagay. Liiska safarada kuma daraayi Jigjiga maadaama Soomaali Galbeed tahay oo deegaan Soomaaliyeed ah. Liiska waa dalalka caalamka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted 6 hours ago dont forget geele is there to , but Jabuuti doesnt claim Somali galbeed as their i believe somalia does, jijiga iyo mar kale Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted 2 hours ago 4 hours ago, Xaaji Xunjuf said: dont forget geele is there to , but Jabuuti doesnt claim Somali galbeed as their i believe somalia does, jijiga iyo mar kale Xunjuf, Abiy aad isku haleyneyseen saan u dhaqmaayaa. Cirro meel walba waa ka soo xirmeen, xataa Kenyaatigii Ruto. Odingana waa idinka dhintay. Baroordiiq xataa maba u dhigin. Quote Share this post Link to post Share on other sites