Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 1 Xasan Jigjiga iska tuuray maanta. Waa madaxweynaha kaliya tagay Jigjiga oo Xabashi xoog ku heysato. Waana markii labaad. Toban sano ka hor ayuu tagay. Liiska safarada kuma daraayi Jigjiga maadaama Soomaali Galbeed tahay oo deegaan Soomaaliyeed ah. Liiska waa dalalka caalamka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 1 dont forget geele is there to , but Jabuuti doesnt claim Somali galbeed as their i believe somalia does, jijiga iyo mar kale Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 1 4 hours ago, Xaaji Xunjuf said: dont forget geele is there to , but Jabuuti doesnt claim Somali galbeed as their i believe somalia does, jijiga iyo mar kale Xunjuf, Abiy aad isku haleyneyseen saan u dhaqmaayaa. Cirro meel walba waa ka soo xirmeen, xataa Kenyaatigii Ruto. Odingana waa idinka dhintay. Baroordiiq xataa maba u dhigin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 1 7 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Xunjuf, Abiy aad isku haleyneyseen saan u dhaqmaayaa. Cirro meel walba waa ka soo xirmeen, xataa Kenyaatigii Ruto. Odingana waa idinka dhintay. Baroordiiq xataa maba u dhigin. abiye xidhiidku Aad bu u fiicanyahay. Our president made a visit to Ethiopia last year discussions were held . On port issues security Wala isku fahmay. xita aqoonsiga Somaliland eh israel. Itoobiya iyo kenya ma cambaarayn. Oo waka amuusen. Abiye wuxu tusaya culusow iyo geele masaarida he is showin casing geele and culusow as his puppets against Egypt iyo ninka walaan asmara fadhiya. this isn’t about Somaliland it’s more about abiye showing his strength against regional foes. and it succeeded culuso and geele photo up way ka helen ahah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted Saturday at 03:26 AM Dooxa iyo mar kale. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted Sunday at 04:30 AM Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/082022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024 Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024 Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024 Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024 Turkiga (3rd time) - 01/03/2024 Eritareeya (6th time) - 17/03/2024 Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024 Kiinya (4th time) - 11/04/2024 Tansaaniya (3rd time) - 24/04/2024 Kiinya (5th time) - 29/04/2024 Kiinya (6th time) - 18/05/2024 Kiinya (7th time) - 28-05-2024 Norway (1st time) - 10/06/2024 Iswiserlaan (1st time) - 14/06/2024 Turkiga (4th time) - 16/06/2024 Jabuuti (9th time) - 19/06/2024 Eritareeya (7th time) - 08/07/2024 Rawaandha (1st time) - 12/08/2024 Masar (4th time) - 13/08/2024 Shiinaha (1st time) - 03/09/2024 Eritareeya (8th time) - 09/10/2024 Ugaandha (7th time) - 19/10/2024 Jabuuti (10th time) - 20/10/2024 Kiinya (8th time) - 22/10/2024 Imaaraadka (6th time) - 03/11/2024 Jarmalka (1st time) - 05/11/2024 Sacuudiga (5th time) - 10/11/2024 Tansaaniya (3rd time) - 29/11/2024 Turkiga (5th time) - 11/12/2024 Eritareeya (9th time) - 25/12/2024 Jabuuti (11th time) - 28/12/2024 Ugaandha (8th time) - 11/01/2025 Itoobiya (4th time) - 11/01/2025 Iswiserlaan (2nd time) - 20/01/2025 Masar (5th time) - 23/01/2025 Tansaaniya (4th time) - 28/01/2025 Ugaandha (9th time) - 07/02/2025 Tansaaniya (5th time) - 08/02/2025 Asarbeyjaan (1st time) - 11/02/2025 Itoobiya (5th time) - 14/02/2025 Liibiya (1st time) - 24/02/2025 Imaaraadka (7th time) - 10/03/2025 Turkiga (6th time) - 27/03/2025 Jabuuti (12th time) - 02/04/2025 Ugaandha (10th time) - 06/04/2025 Turkiga (7th time) - 10/04/2025 Ugaandha (11th time) - 24/04/2025 Ciraaq (1st time) - 16/05/2025 Masar (6th time) - 06/07/2025 Turkiga (8th time) - 10/07/2025 Jabuuti (13th time) - 26/07/2025 Itoobiya (6th time) - 27/07/2025 Itoobiya (7th time) - 07/09/2025 Qadar (5th time) - 14/09/2025 Mareykanka (5th time) - 22/09/2025 Itoobiya (8th time) - 12/10/2025 Kiinya (9th time) - 17/10/2025 Jabuuti (14th time) - 28/10/2025 Masar - (7th time) - 01/11/2025 Tansaaniya (6th time) - 03/11/2025 Aljeeriya (2nd time) - 11/11/2025 Jabuuti (15th time) - 28/12/2025 Turkiga (9th time) 29/12/2025 Qadar (6th time) - 06/02/2026 Masar (8th time) - 07/02/2026 _______________ Updated. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted Sunday at 04:32 AM Mar kale iyo Masar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted Sunday at 11:17 AM This guy spends more of his time in the clouds than on the ground. Quote Share this post Link to post Share on other sites