Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay safiirka Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_16572012541211842.jpg?resize=720%

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta la kulmay safiirka dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Cabdifitaax Cabdullaahi Xasan.

Qoraal kooban oo ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa lagu sheegay in labada mas’uul ay kawada hadleen xiriirka iyo iskaashiga labada dal.

“Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Cabdullaahi Xasan oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal” ayaa qoraalka lagu yiri.

PUNTLAND POST

The post Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay safiirka Itoobiya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this