Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Muuse Biixi oo 10%  ka dhintay Cashuurta Cuntooyinka daruuriga ah Qaarkood muddo 6-bilooda.

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukuumadda Muuse Biixi oo 10%  ka dhintay Cashuurta Cuntooyinka daruuriga ah muddo 6-bilooda.

Cuntooyinka lasoo dejiyo ee cashuur dhimista loo sameeyay waxa ay kala yihiin.
1-Bariiska
2-Sonkorta
3-Daqiiqda
4-Saliidda
Warqaddan
Hoos ku lifaaqan ka eeg Warka ka soo baxay Xukumada Muuse Biixi
cuno.jpg
4 Shares
Like

 

Comment
Share

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this