Sign in to follow this  
Deeq A.

Jabuuti oo sheegtay inay joojisay Jaadkii uga iman jiray Dalka Itoobiya.

Recommended Posts

Deeq A.   

Rugta Ganacsiga ee jamhuuriyada jabuuti oo shir jaraa’id qabatay ayaa sheegtay in ay joojisay Jaadkii uga iman jiray Dalka Itoobiya.

Dhawaan ayey ahayd markii ay sidan oo kale u joojiyeen ganacsatada jaadka keenta ee Somaliland jaadka uga yimaada dalka itoobiya.

Arrintan ayaa laf jab dhaqaale ku noqon doonta dalka itoobiya walina wax war ah kama soo saarin xukuumadda itoobiya.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this